Xogsan Tech
XogSan Tech waa channel diiradda saaraya tignoolajiyada casriga ah, AI, software, aaladaha cusub, barashada digital-ka, iyo sida teknolojiyadu u beddelayso nolosheena.
Halkan waxaad ka heli doontaa:
Sharaxaad fudud oo xirfad leh
Talooyin technology
AI & digital trends
Farsamooyin software iyo mobile
Xog cusub oo soo jiidasho leh
Ujeeddadeennu waa inaan kuu soo gudbino xog nadiif ah oo la fahmi karo, islamarkaana kaa caawisa inaad noqoto qofka ugu aqoonta badan ee dunida technology-ga maanta.