Shiikh Shaafici Macalin Cabdullahi

✨ Sharaxa Channel-ka:
Ku soo dhowow “Casharada Carabiga ee Shiikh Shaafici Macallin Cabdulahi” !

Halkan waxaad ka heli doontaa casharro fudud oo faahfaahsan oo ku saabsan:
📘 Naxwaha النحو
📗 Sarfiga والصرف
📙 Balaaqada والبلاغة
iyo mowduucyo kale oo kaa caawinaya inaad si sahlan u barato Af-Carabi.

➡️ Ku biir safarka aqoonta,
💬 Daawo, like, & subscribe si aan u wada faafino cilmiga!

channel-ka
Casharada "Shiikh Shaafici Macalin Cabdulahi"
الشّيح شافع معلم عبدالله