Muxaadaro Media

Kuso dhawaada Muxaadaro Media YouTube channel.
waxaan halkaan uga so gudbinaa muuqaalo aan ugu tala galnay inee ka faa'ideestaan bulshada soomaaliyeed meel walba ee dunida ka joogaan.
Muuqaaladaan ayaa kala ah kuwa diini ah sida muxaadarooyinka iyo Qisooyin kuwaaso cibro qaadasho mudan.
waxaana soo jeediyaan culumada soomaaliyeed.
Hadii Aad Nagu Cusub Tahay Subscribe Saar Si Aad Noqoto Qofka Ugu Horeeya Ee Ka Faaiidaysta.