Dr. Najah Aideed

Asalamu Calaykum, Bartan waxa aan ugu talo galay in aan ku soo gudbiyo casharo ama mawduucyo cafimaad gaar ahaan xanuunada dumarka iyo guud ahaan jawaabaha su'aalaha cafimaadka guud intii aan awoodo. waxan soo galin doonaa In shaa Allaah 2dii usbuuc hal mar maalinta Axada mawduuc ama jawaabaha su'aalaha aad isoo wayiisaan. waxad su'aalaha igu waydiin kartaan comments hoose oo aad kaga tagtaan iyo in aad igu soo dirtan Emailka [email protected].

Mahadsanid
Dr Najah Aideed