ᴅʜᴀxᴀʟ ꜰɪʟᴍꜱ

DhaxalStudio waa hoygaaga filimada gaagaaban iyo sheekooyinka dhabta ah ee Soomaalida.
Waxaan soo bandhignaa hodantinimada dhaqanka Soomaaliyeed annagoo adeegsanayna sheekooyin muuqaal ah — laga bilaabo riwaayado ilaa nolol-maalmeedka, aqoonsiga, iyo codadka aan inta badan la maqal.
Subscribe noogu samee si aad u daawato filimaan asal ah, sheekooyin dhiirrigelin leh, iyo hal-abuur Soomaaliyeed oo run ah.

Filim cusub todobaad walba / labadii todobaadba mar — luqadda Soomaaliga, dunidana loogu talagalay.