Dhalan Koriye
Dhalan Koriye waa Youtube Channal aanu kusoo Gudbino Sheeko Xariiro Caruuta ah, Sheekooyinka waxa ay hore uga Baxeen Radio SLL- Kor inta aanu halkan kubaahin, waad kumahadsantay Dhagaysigaag. Ujeedadu waa in aanu Caruurta Aflaanta Ciyaalka ugu soo turjino Afkooda Hooyo si ay iyaga iyo Waalidkoodba u fahmaan waxa ay CaruurtoodU dhaysanayso- waxa aanu kasaaran sheekooyin wax kasta oo Akhlaaqa Ubadka wax yeeli kara Diin ahaan iyo Dhaqan ahaanba. Sheekooyin waxa inoo soo jeediya Yaalaba Eid Aden
Your advertisement can be here, if you are interested, contact us at email
[email protected]
Website
waad mahadsantay in aad kamidtahay Dadka Subscribe saaray Dhalan Koriye
Hordhac Sheekada Walaalihii Coloobay, #Shorts Sheeko #Caruureed
Sheeko Caruureed Jiiirkii loo abaal guday Libaax iyo Jiir! Dhalankoriye
ShirwaynihiI Habr-dugaag ee lagu heshiin waayay- Sheeko Caruureed Xiiso badan #dhalankoriye e
Garaadkaga Adeegso Qaybtii 2 ee Tuugii kudhex dhuuntay dhicii Xamda #dhalankoriye #Sheeko#qisooyin
Sheekada Boqorada AYAAN iyo Shirqoolkii aayadeed, #sheeko_caruureed Caruureed #dhalankoriye
#Gaarkaaga Adeegso oo #Kajawaab Su,aasha #dhalankoriye #Sheeko -Caruureed Somali
Caruuskii Ilmeeyay Habeenkii Arooskiisa- #Fairyteles for Teenagers in Somali #dhalankoriye
Kajawaab Su,aasha Todobaada 2- #dhalankoriye Sheeko Caruureed
Sheekada Boqorada Maryama iyo Shirqoolkii Qumyada #Sheeko&Qiso Xiiso badan #dhalankoriye e
Qaybtii 2 Taxanaha Sheekada Jamaal iyo Sidii uu Nolshiis umareeyay #dhalankoriye #Fairytele Somali
Boqorkii helay Boqorad dhabta ah- #Sheeko Xiiso badan #dhalankoriye -Qisooyin #FairyteleSomali
Eedaysane Farxaan, iyo Baxsigiisi Qaybtii 2 Sheeko Cusub stories for teenagers #Somalifairy tales
Jamaal iyo Safarkii Noloshiisa badalay Sheeko Taxane ah oo Cusub #dhalankoriye
Edaysane Faxaan. iyo Maalintii Farxad ugu Danbaysay? #shorts #dhalankoriye - Sheeko
Khiyaanadii Fashilantay- #sheeko Caruureed- Afsomali ah #dhalankoriye
Hordhac" Warkaaga Kushee Hal-weedh- 1 #shorts Xigmad gaaban- Dhalankoriye
Kabatolihii Siray Boqoradii Aqoonteeda Quudhsatay, Qiso aad wax kabaran karto- #dhalankoriye
Boqor Rashiid Qisadiisa Sheeko Caruureed Afsomali- Somali fairy teles for teenage #Dhalankoriye
Ilaali Abaalka Saaxiibtinimada Sheekada 1aad! 2023 #Dhalankoriye2023 fairlytales in Somali
Qaybtii 11 ee Taxanaha Sheekada Rooda Timadahabley iyo Qumadayda Kamiila #Dhalankoriye #Sheeko
Barni iyo Bukaankii Abeheed- Sheeko Caruureed, Stories for Teenagers in Somali #Dhalankoriye
Mucjisidii Cawaale iyo Boqorkii Jiirka Guursaday Sheeko Xiisbo badan #Dhalankoriye
Sidii Dooli/ jiir uga Guulaystay Dagaalkii Bisada/ Mukulaasha. #Dhalankoriye #Sheeko
Sheeko Dhexmartay Waraabe rabay in uu isku diro laba Saaxiib, Beerwale iyo Dibi #Dhalankoriye
Asma iyo Godobtii Qoyskeeda Sheeko Caruureed Afsomali ah #Somalikids #dhalankoriye -
Faras iyo Dameer! Sheeko Caruureed Afsomali ah #Dhalankoriye
Boqoradii ay Adeegtadu khaayintay- Sheeko Caruureed Afsomali ah- #dhalankoriye #SheekoCusub