Sheeko vlogs

Socdaalku maaha hiwaayad oo kaliya ee waa hab nololeed.🫡 Waxaan ahay dalmar , jecelna inuu adduunkoo dhan tago inshallah , hadafkayga ugu wayna waa inaan soo gudbiyo bilicda iyo quruxda uu leeyahy waddankeenu.