Habeen Iyo Maalin

Habeen & Maalin
waa bartaada rasmiga ah ee wararka xaqiiqada ku saleysan. Waxaan kuu soo gudbinaynaa dhacdooyinka ugu waaweyn, warbixinno qoto dheer, iyo falanqeyn rasmi ah oo la isku halayn karo.
🎤 Warar degdeg ah
📰 Warbixino xaqiiqo ah
📍 Xog iyo falanqeyn
isbarbardhiga wadamada caalamka,
✔ Dhaqaalaha – Yaa dhaqaale fiican?
✔ Dhaqanka & Bulshada – Waa maxay farqiga u dhexeeya?
✔ Waxbarashada – Yaa heysta nidaam waxbarasho fiican?
✔ Caafimaadka – Wadankee adeeg caafimaad fiican leh?
✔ Siyaasadda & Horumarka – Xagee mustaqbalka ku wacan yahay? iwm,
Haddii aad rabto xog dhab ah, Subscribe saar oo nagu soo biir! 🎬🔥
📌 Waxaan isticmaalnaa:
✔ Xog laga helay dadka ku noolaa wadamadaas
✔ Warbixin laga soo ururiyay ilo kala duwan
✔ Animation & Videos kaa dhigaya mid si fudud u fahma
Whatsapp +252771726368
📩 Nala soo xiriir: E-mail: [email protected]
📷 Instagram: [@HabeenMaalin]
🐦 Twitter: [@HabeenMaalin]
aa maxay fikradaada? Ma rabtaa in aan wax ku daro ama ka dhimo? soo comment gareey