SM CC
Ku soo dhawaada Kanaalka SM CC ,waxaa aad ka heleysaa Aqoon nolosha muhiim u ah sida:
#Tallooyin Caafimaad.
#Brashada xirfadaha caafimaadka.
#Hormarinta nolosha iyo hal-abuurka.
Kanaalka gaarsi asxaabta si ay ugu faaideystaan. Nagu soo biir adigana.
Mahadsanidiin
Uurka Af Soomaali || Marxaladaha Uurka
Dhiikarka Uurka.
Maxaa foosha daba dheerato
Faa'idada uu Taallaalka Leeyahay
Dressing|| Dheymada Dhaawacyada?
Sidee Loo Ogaadaa Nuuca Dhiigga? Blood Grouping
Dhiig Qaadista Practical Lesson
Cunnoyinka aan lo ogleen Inay Cunto Hooyada xilliga ay uurka leedahay.
#Cudurka jimicsi la'aanta laga qaaddo??/ Dr-Miski Salal
Cuduradda Laga Qaaddo Xayaawanada
Calaamado Qatar Ah!!!!!!!!
Caafimaadka Dheef Shiidka?
Sidee loo sameeyaa cilmi baaris caafimaad?
Maxay U Qabtaan Qanjirada Jirkeenna ?? Xagee ayey jirkeenna ugu yaallaan?
Cunno ku sumoobid ||Food poisons|| #SMCC
Cudurada Safmareenka ah? Meeqo cudur oo saf mareen ah ayaa soo maray dunidaan? SMCC
Qaado Cunnooyinkaan||Waqtiga Karoonaha (covid19)? #SMCC
Maxay tahay sababta ey cudurada ugu nugul yihiin dadka waaweyn?|Immunodeficiency?
Sideen Jeermis dile guriga ugu sameysan karnaa? Dr.Ilhaan Ciise Maxamed
Sidee ayuu jirkeenna ku heli karaa maadada Aayadhiinta?
Cudurada Codka
Waa kuwee Cudurada Loo Yaqaano Dilaaga Aamusan????
Calaamadaha Nolosha ( Vital Sing)
Sidee ayey Cudurada Ku faafaan??
Face Mask? Waji Xirka Caafimaadka? Ilhaan Ciise Maxamed
Waa Maxay CoronaVirus2019?
whey protein| borotiinka budada ah? #SMCC
Dhiciska? miscarriage? maxaa sababa in ilmuhu dhiciso?
Cunnooyinka da'da lagu yareeyo|Anti aging Foods| #SMCC