Gole Podcast Studio
🎙️ Gole Podcust Studio – Halka sheekooyinka dhabta ahi ka bilaabmaan!
Ku soo dhowow Gole Podcust Studio, barnaamij hal-abuur leh oo laga soo toosiyo magaalada Jigjiga. Halkan waxaan ku soo bandhigeynaa sheekooyin xiiso leh, tartamo dhaqameed, wacyigelin bulshada ah, iyo doodaha dhalinyarada soo jiitay.
Ujeedadeennu waa in aan bulshada ku xidhno madal lagu wada sheekaysto, lagu barto, laguna madadaasho. Haddii aad jeceshahay sheekooyin dhab ah, qosol, iyo fikir cusub — tani waa goobtaada!
👉 Subscribe oo la soco barnaamij kasta oo cusub!
📍 Xarunta: Jigjiga, Soomaaliya
📲 Raacno baraha bulshada: Gole Podcust Studio
🎙️ Gole Podcast Studio – Where real stories come alive!
Welcome to Gole Podcast Studio, a creative podcast hub broadcasting from Jigjiga. H
Our mission is to connect the community through a platform for storytelling, learning, and entertainment. If you love real-life stories, humor, and fresh ideas – this is your spot!
Sadiiq caankii Jigjiga oo yidhi waxaan ku riyooday cunadii hargaysa hotelka wayn ee saroofa
“Ninkii Arkay Burburka Reeraha” Part 1
canimada iyo badh joog maxaa kala haysta ?
Awoowe Riyo Leh! Waxa uu doonayaa inuu madax ka noqdo Ogaden Gas!
Qaybta 12aad Sheekada Safarkii Wal Walka ee Doobiile Sadiiq Badhjoog
Qaybta 11aad Sheekada Safarkii Wal Walka ee Doobiile Sadiiq Badhjoog Daawo Wacan
Qaybta 10 Aad Sheekada Safarkii Wal Walka ee Doobiile Sadiiq Badhjoog
Qaybta 9aad Sheekada Safarkii Wal Walka - Sadiiq Badhjoog Sidee Kusoo Galay Africa & Waxii Qabsaday
Qayb kamida Sheekada Safarkii Wal Walka - Doobilihii Yurub ilaa Aftica Daawo Qisoda..
Qaybta 8Aad Sheekada Safarkii Wal Walka - Waraysiga Sadiiq Badhjoog
Qaybta 7aad Sheekada Safarkii Wal Walka ee Sadiiq Badhjoog Daawasho Wacan
Safarkii wal walka Qaybtii 6Aad {waxay maraysa meeshii ugu xiisaha badnad}
Safarkii wal walka qaybtii 5 aad
Safarkii wal walka Qaybtii 4 Aad { Qaybta ugu xiisaha badan sheekada badh joog }
Safarkii wal walka qaybtii 4 aad