Faysal Shaik

Noofambar 7, 2023, waxaaan bilaabay safarkii u horeeyay ee baaskiilka, oo aan ka bilaabay magaalada Nayroobi ilaa Jabuuti. In kastoo ay jireen dhibaatooyin badan, hadana safarkaas wuxuu ahaa mid aan waayo-aragnimo iyo casharro waa weyn ka bartay.
5 bilood ayay igu qaadatay inaan dhammaystiro.

Bartaan waxaan idinkugu soo gudbin doonaa socdaalkayga labaad ee wadanka Kenya ilaa iyo Koonfur Afrika (South Africa) anigoo isticmaalaya mooto.

Booqo blog gayga si aad u hesho qaar ka mid ah sawiraadii ugu xiisaha badnaa iyo sheekooyinkooda;
https://faysalshaik.blogspot.com


Wixii Business iyo Talo ah, igalasoo xiriir email ka;
[email protected]





#usa #uk #europe #africa #asia #somali #somalia #kenya #tanzania #zanzibar #malawi #zambia #zimbabwe #botswana #namibia #southafrica

#somaliculture #somalivisit #wararkiiugudambeeyey #somaliland #somalishorts #somalisocialmedia