Madasha Media
Halkan waa youtube channelka wariye Intisar Salah Hussein waxaad ka heleysaa warar sugan, warbixino iyo Wareysiyo.
Soo dhawoow Mahadsanid.
Wareysi xiiso badan, Waayihii Fanka iyo Sportska ee Profesor Mohamed Omar Dalha.
Ma ogtahay waxyaabaha qaar ee social mediyaha lagu soo bandhigo inaysan sax aheyn?
Ma ogtahay in aad lacag ka samayn karto taleefankaaga adigoo gurigaaga jooga? 💸.
Sida ugu sahlan ee uu qofku isku caateyn karo isagoon naftiisa khatar galinin wareysi Deeq Darajo.
Meeshaan waa meel aad ugu wanaagsan Caruurtaada wax ku baraneyso fun iyo activities badanna leh.
Sidee ayey cuntada caafimaadka leh u badashay nolosha Nutritionist Deeq Darajo?
Xanuunka Gaaska sidee loo daweeyaa, maxeyna yihiin dhibaatooyinkiisa iyo tan dawada gaaska leedahay.
Khatar intee la eg ayuu wajihi karaa qofka qaba xanuunka dhiig karka hadii uusan wax dawo ah qaadan?
Hadii aad dooneysid in timahaagu kuu baxaan daadashadana ay joojiyaan qaado tallooyinkaan.
Sidaan u daryeel maqaarkaaga si uusan kuugu soo degdegin gabowga
Muxuu yahay xiriirka sumeysan Dr Hussein Ahmed oo bartay cilmiga nafsiga ayaan ka wareystay.
Qalabkaan waxaa wanaagsan in si taxadar leh loo isticmaalo waalidkuna uu ku baraarugo.
Khatarta uu keeni karo buufinka la isku caateeyo ee caloosha qofka loo galiyo.
Dhowrkaan qodob hadii aad sameyso waxbadan ayaad iska badali doontaa.
Su’aalo iyo jawaabo ku saabsan xanuunka Thyroidka Dr Maow Aweys.
Qaliinada la isku caateeyo dhibaato intee la eg ayaa ka dhalan karto maxaase u haboon?
Maxay tahay sababta xanuunka Depressionka uu ugu badanyahay dumarka, sideena lagu gartaa xanuunkan?
Cunnooyinkee u wanaagsan qofka sokorta ama xanuunka sokorowga qaba kuwee ayaana u daran?
Xanuunka sokorta maxaa keena, sidee la isaga daweeyaa, yaase u nugul xanuunkaan?
Maxey yihiin calaamadaha xanuunka Thyroidka sidee ayaana loo daweeyaa.
Shaqo walbo oo aad qabaneyso ama aad bulshada u hayso sidaan ma u qabataa?
Maxaa keena murugada xad-dhaafka ah sidee ayaana loo gartaa in qofka Depression uu hayo?
Dadka noocaan hala saaxiibin hana dhageysan waxa ay kuu sheegayaan.
Horay ayey 5 boos uga iibsatay Shirkadda Mabsa group hadana hadana kuwa kale ayey rabi laheyd!
Fursadaan cidwalbo ayaa ka faa'iideysan karto
Maxaan Xajka kusoo arkay, fariinta muhiimka ah ee aan idin wadana maxey tahay?
Maalgasho oo soo arag dhulalka ay idin hayso shirkadda Mabsa group Agency +254728441738
Lacag yar dhul ku gado lacagtana iska yaryareey MABSA GROUP AGENCY ayaa kuu fududeyneysa howshaas.
Sidee lacag yar dhul ugu iibsan kartaa? Shirkadda dhulalka ibiso ee MABSA group aya xalka kuu haysa
Qofwalba oo hormar gaaro ma aha in uusan soo dhibtoonin! Tani waa sheekada Dr Abdisalaam Aadan PHD.