Hadiis Media
Hadiis media is somali educational content channel ku baxa luqada afka somaliga waxana uu soo gudbiyaa casharo waxbarasho oo diini ah kuwaaso oo loogu talo galay inay bulshada ka wacyi galiyaan kolba xaaladaha taagan --
Hadiis media wuxu xooga saaryaa soo gudbinta casharo iyo mawduucyo lasoo xulay oo laga soo habeeyey laguna soo koobay muhiimada mawduuca iyadoo aynu ka fogaanayno waxyaabaha bulshada kala qaybinaayaa ama kicin kara ama abuuraaya nacaybka guud ahaan iyo gaar ahaanba..
Hadiis media xooga wuxu saarayaa casharda uu soo gudbiyaa inay noqdaan kuwo aad looga shaqeeyey wakhti badan la galiyey si ay u noqodaan qaar xiiso badan oo soo jiidan kara indhaha daawadayaasha.
Thanks for been part of your channel hadiis media. our aim is to educate our community by presenting them the best topics based on any current situation.
Hadii anad wali nagu soo biirin fadlan kanaalka soo booqo subscribe saar si aad u hesho duruusta ka socota channelka
Mucjiso Dhalinyaro Xabsiyada Yuhuuda Ku Jira oo Xaasaskoodu Dhalaan | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
Qaabka Jinku Wax ugu Sheego Dadka La Shaqaysta | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
Sh Mustafe X | Hadaynu Rabno Mashaakilkeena In aynu Si Dhab ah u Daaweyno!
Qisada Nin Dhalinyaro ah oo Markii uu Geeriyoon Rabay Ehelkiisii oo Dhan Isugu Yimaadeen | Sh Mahad
Cilmi Baadhis La Sameeyey oo Lagu Ogaadey Inay Badan Doonan Dumar | Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir
Quwada Soo Jiidashada Cadceeda Dhulkuna Inuu Ka Siibto Ayuu Rabaa | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
Gaajo Weyn oo Laga Cabsi Qabo ~ Jabuuti oo Laga Guuri ~ Masar oo Dhacaysa | Sh Cabdiraxman Bashiir
Qorshaha Yuhuda Sucudiga & Ethiopia Soo Jeediyeen In Somalia La Hoos Geeyo | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
Sheekh Mustafe | Xikmadii Ugu Weyneyd ee Luqmaan Alxakiim Laga Dhaxlay ~ Muxaadiro Cusub 2025
Basaasiintii Boqortooyadii Nabi Suleiman & Xogtii ay Isku Badbaadiyeen | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
Mashruuc Diinta Lagu Soo Galaayo Ka Dibna Laga Baxaayo | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
Cashar Cajiiba oo Loo Dhigay Dadka Nolosha Fahmi Waayey ~ Xaaslayda | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
Jinka Dadka La Daga & Goobaha uu Fadhiisto ama Degenyahay | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
Caalim Ruush ah oo Shareecada Daraaseeyey Arin Cajiiba Ka Ogaadey | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
Ninka Dejiyey Dagaalka Fikirka & Saqaafada ee Muslimiinta Lagu Qaadey | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
3 Quwadood oo Cajiiba oo Muslimiinta Leeyhiin oo La Rabo In Laga Burburiyo | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
Xog Cajiiba Marka Ilahay Dadka Halaagaayo Dhegta Ayaa Codka | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
Qoshe Khatar ah Dabin Loo Dhigey Soomalida Geeska Africa oo Dhan | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
Caalim Swedish ah oo Cilmi Ku Ogaadey Qarax Weyn oo Gilgili Doona | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
7 Su`aalood oo Lagaa Rabo Jawaabtooda Inaad Cawa Diyaarsato | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
Masiibada Kaliya ee aan Laga Soo Kaban ~ Qisas Cibro Mudan | Sheekh Mustafe X Ismaaciil
Qoshaha Turmp Siraha Ku Qarsoon ~ Xirfada Xamaas ~ Arimo Waaweyn | Sh Cabdiraxmaan Bashir
Nooc Guur Gabadhu 10 Nin Guursan Jirtay Markay Dhasho Ilmo | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
2 Arimood Muslimiinta u Yaal Inay Kala Doortaan Xoriyad ama Burbur | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
Nin Yahuudiya oo Lagu Arkay Ciraaq Isagoo Majid Imaam ka ~ KooxDiimeedyada | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
Qorshihii Arbakan ee La Fahmi Waayey & Digniinta Wadaadka Gaaladu Bixiyey | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
Godadka Masar Qodanayso ~ Diyaargarowga Turkey & Iiran Hanjabada China | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
Duufanada Soo Socda ~ Kulanadii Dhex Maray Trump & Wadamada Muslimka | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
Naxdin & Cabsi ~ 2 Suaalood ee Dadku Is Weydiiyaan Marka Qof Dhinto | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
Muxaadiro Quluubta Qiiro Galinaysa & Qiso Cajiiba ~ Macaanka Iimaanka | Sh Cabdirashiid Cali Suufi