Wax ka ogow xeebta Lughaya ee Somaliland | Warbixin
Автор: BBC Somali
Загружено: 2025-10-14
Просмотров: 8834
Booqashadii BBC ee Lughaya: Magaalo warkeedu warbaahinta ku batay gaar ahaan wixii ka danbeeyey is-afgaradkii muranka dhaliyey ee Somaliland iyo Itoobbiya dhexmaray horraantii sanadkii hore.
Waxaa muuqaalkan idinla wadaagaya wariyaha BBC ee Cabdiraxmaan Dhinbiil oo dhawaan halkaas booqday.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: