Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

Xalqadda 1-aad ee Dowlad-dhis Podcast RW Soomaaliya Mudane, Xamse Cabdi Barre

Автор: Heritage Institute for Policy Studies

Загружено: 2025-05-31

Просмотров: 61610

Описание:

Kusoo dhawaada Dowlad-dhis Podcast uu Xalqadiisa kowaad uu noo daah-furay Ra'iisul wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyada federaalka Somaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre.
wareysiga oo ku bilaabmay dib u milicsiga seddex sano guraada Xukuumada qorshayaashii ay la timid waxyaabaha ka qabsoomay & arrimaha ku fashilntay : sida Amniga, Arrimaha federaalka,dhaqaalaha, dowlad wanaaga, Siyaasada arrimaha dibada.
Mudane Xamse ayaa miiska soo saaray aragtida Xukuumada ee la xariirto dhameystirka dastuurka, qabsoomida doorasho qof & Cod ah & hormada laga sameeyey dib u xoreynta dalka, Khilaafka dowlad dhexe Puntland,Jubaland & Maqaamka Banaadir.
intaas waxaa dheer in tooshka lagu iftiimiyey khatarta ay wajaheyso dowladnimada Somaaliya ayadoo maanka lagu haayo hardanka siyaasiinta, labo u kacleynta kooxaha argagaxisada, hubinti la'aanta dhaqaale ay wajahaan Howlgalka Midowga Afrika ee Somaaliya.

Ugu dambeyn Ra'isuul wasaaraha ayaa hoosta ka xariiqay iney ka go'an tahay xalinta walaaca jiro ayadoo lagu wada wajaahayo si loo dhan yahay dhamaan folaadka siyaasada ee dalka.
Fadlaan Podcast dhameystiran halkaan ka daawo lana wadaag asxaabta.

Xalqadda 1-aad ee Dowlad-dhis Podcast RW Soomaaliya Mudane, Xamse Cabdi Barre

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

Sidee looga bixi karaa isqabqabsiga doorashada DFS & maamul-goboleedyada | Soo-Koob 4aad

من الصومال إلى إثيوبيا.. هل ينفجر القرن الإفريقي؟ | إحاطة بودكاست

SAFARKAYGII BALUUNI: QURUX IYO HALIS WADA SOCOTA | DISCOVERING A HIDDEN PLACE IN SOMALIA 🇸🇴

Xalqadii 1aad || JUNUUDU IBLIIS || Kufriyaadkii Abdiqadir  Kishki - Sh Maxamud Shibli

Hilin & Himilo - Hibo faneed iyo Haybad qofnimo.

“ Waxaan Sameeyay ka badan Kun Duulimaad, inta badan Garoomada Soomaalida...” Duuliye Xamse Daahir.

EXCLUSIVE| Halgan & Himilo: Cabdiqaadir Ismaaciil Jirde iyo Geedi-socodka Siyaasadda Soomaalida~1aad

EXCLUSIVE | Gumeystaha Itoobiya: Sidee Loo Qabsaday Dhulka Soomaali Galbeed? 1/2.

Somalida Chicago taariikhda ay magaaladaa ku leeyahiin iyo waxa ay imika ku hayaan.

Sidee Ku Noqon kartaa Youtuber Guuleysta 2026 SMC PODCAST

Xog : Sidee Itoobiya loogu gacan galiyey Hawd Reserve Area?#Dhibcaha_Taariikhda Q-4aad.

Nolosha Guurka iyo Dhacdooyinka soo maray Ali Gashaan | Moon Podcast🎥

Waxaan Bartay Allah, Noloshayduna Way Isbeddeshay!

Taariikhda BURAASHAD-LEY - Nuradiin Adam Diiriye.

EXCLUSIVE | Grand Mullah: Sharci, Lacag & Awood – Halgan Nololeedkii Ahmednasir Abdullahi

Yaa lahaa Mas'uuliyadda Dilalkii C/Qaadir Yaxye   oo ahaa Aasaasaha Xaruunta CRD Sidoo kalana ahaa

DALKU FAKHRI MAAHA EE MASKAX FAKHRI AH AYAA LAGU HOGAAMIYAA SIYAASI NURADIN

Ukraina mudofaa mustaqilligini qanday yo‘qotdi?

Q 10 aad || Kadabatag Muxaadaradii Sh Abdulqadir Cukaasahe || Sh Maxamed Umal

NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA | GORAY PODCAST

© 2025 dtub. Все права защищены.

  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности

Контакты для правообладателей: [email protected]