Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

Trading-ku Marna lama mid ahan Ganacsiyada kale ee Caadiga ah (Live Webinar 08- May-2023)

Автор: Moalimuu fx

Загружено: 2025-12-06

Просмотров: 6729

Описание:

Muuqalkaan oo ahaa Live Zoom Webinar aan duubnay 8-dii Bisha May 2023, si lamid ah muuqaaladii asbuucyaadaas isaga ka horeeayay waxa aan xooga ku saaraynay arrimaha la xiriira Trading Psychology-ga, khaas ahaan waxa aan muuqaalkaan kaga hadalnay ✍🏾

Waxyaalaha aan sida faah faahsan ugaga hadalnay muuqaalkaan waxaa ka mid ah in shaqada u weyn ee maskaxdeena ay inoo hayso ay tahay in innaga ina ilaaliso, wax walba oo niyad ahaan iyo jir ahaan dhib kuu keeni karana ay ka hortagto, Si ay maskaxdu inoo ilaaliso laba meelood ama laba qaab ayaa ay xog ku heshaa si ay u gaarto goaamo ay kugu ilaalinayso✍🏾

Si aynu iskula qeexno sababta uusan Tading-ku ula mid ahayn ganacsiyada kale oo dhan waxa aan ku khasbanahay in aan si fiican u sharaxno islana fahamno waxa ay maskaxdeenu ku qiimayso waxa ay caadiga u taqaan , sababtoo ah marka aad qodobkaas fahamtid waxaa ku fududaan doonta in aad ku baraarugtid waxa forex ka dhigaya ganacsi aan caadi ahayn✍🏾

Webinarkaan waxa aan sida oo kale kaga waramaynaa in forex ay tahay mawduuc shakhsiyeed guusha laga gaarayo ay ku xirantahay qofnimadaada iyo goaamo shakhsiyeed aad adiga keligaa gaari doontid, Xaqiiqada u horeysa ee la rabo in la aqbalana waa in aad tradingka ku aragtid arrin aan jamaaci ahayn ee shakhsi ah oo keligaa la rabo in aad jihaad shakhsiyeeg gashid✍🏾

Qaybta u dambaysa ee Muuqaalka waxa aan si fiican u u dul istaagayna muhiimadda ay leedahay in qofku uu dhiso aaminaad heer sare ah oo uu naftiisa aaminsanyahay iyo i naad suuqaan natiijo guul ah ka keeni kartid, aaminadaas si aynu u dhisno ayaa waxa aynu sharaxi doona siyaabaha aas-aasiiga ah ee uu qofkeen aminaadaha uu hadda haysto uu ku dhistay si aan u fahamno sidii aad ku dhisan lahayd aaminaad cusub oo aad naftaada aaminsatahay ✍🏾

Trading-ku Marna lama mid ahan Ganacsiyada kale ee Caadiga ah (Live Webinar 08- May-2023)

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

Isku xirka hadafyada suuqa ee maalinlaha ah iyo hadafka weyn ee nolosha (Live Webinar 15-May-2023)

Isku xirka hadafyada suuqa ee maalinlaha ah iyo hadafka weyn ee nolosha (Live Webinar 15-May-2023)

Laga Bilaabo Maqaayad ilaa Bankiyadda Adduunka! Safarkii Rejada, Halganka&Cabsida Ee Eng Ikraan!

Laga Bilaabo Maqaayad ilaa Bankiyadda Adduunka! Safarkii Rejada, Halganka&Cabsida Ee Eng Ikraan!

TRUMP | ICE | SOMALIDA WEERAR | WEERAR CELIS XAALAD ADAG

TRUMP | ICE | SOMALIDA WEERAR | WEERAR CELIS XAALAD ADAG

Xaalada Channel-ka Sunduz Ayaanle & Sida Ay Ila Tahay In Loo Wajaho

Xaalada Channel-ka Sunduz Ayaanle & Sida Ay Ila Tahay In Loo Wajaho

Supply and Demand

Supply and Demand

ku Baraagug oo ka Taxadar waxyaalaha Kalifa kara in qof uu Suuqa Forex Iskaga Baxo!

ku Baraagug oo ka Taxadar waxyaalaha Kalifa kara in qof uu Suuqa Forex Iskaga Baxo!

Sideed U Noqon Kartaa Qof Soojiidasho Leh? ( Charisma )

Sideed U Noqon Kartaa Qof Soojiidasho Leh? ( Charisma )

Dadka adduunka ugu qalbiga wanaagsan | walaalo iyo daris.

Dadka adduunka ugu qalbiga wanaagsan | walaalo iyo daris.

Waxaan Ka Badbaaday Xadka Ugu Halista Badan Afrika – TUNDUMA | ZAMBIA - TANZANIA | S-3 EP 7

Waxaan Ka Badbaaday Xadka Ugu Halista Badan Afrika – TUNDUMA | ZAMBIA - TANZANIA | S-3 EP 7

Do these 9 After Fajr, watch the blessings | Sheikh Samih Jad

Do these 9 After Fajr, watch the blessings | Sheikh Samih Jad

Jawaab aan wax badan sugaayay loona sacbiyay .

Jawaab aan wax badan sugaayay loona sacbiyay .

Marka aad dantaada raacdo, dad badan ayaad ka xaanijaysaa!

Marka aad dantaada raacdo, dad badan ayaad ka xaanijaysaa!

ISKA BAX GABADHAYDA iyo ANI HADAAD ISKU KEE BIILI KARIN

ISKA BAX GABADHAYDA iyo ANI HADAAD ISKU KEE BIILI KARIN

Taxliilinta Fursado aan qaadanay iyo kuwa la sugayay + Jadwalkeena suuqa (Live Webinar 24-May-2023)

Taxliilinta Fursado aan qaadanay iyo kuwa la sugayay + Jadwalkeena suuqa (Live Webinar 24-May-2023)

Hadafka dhabta ah ee Suuqa loogu jiro + Dhisidda Systems ku ilaaliya (Live Webinar 30-April-2023)

Hadafka dhabta ah ee Suuqa loogu jiro + Dhisidda Systems ku ilaaliya (Live Webinar 30-April-2023)

🎙️Isku Xirka nidaamka iyo Qodobadiisa + Su'aalo iyo Jawaabo Muhiim ah (Live Webinar 03-July-2025)

🎙️Isku Xirka nidaamka iyo Qodobadiisa + Su'aalo iyo Jawaabo Muhiim ah (Live Webinar 03-July-2025)

Xeer Ciise | Dagaalka Boorame | Somaliland iyo Jabuuti | Sh Abdurahman Bashir

Xeer Ciise | Dagaalka Boorame | Somaliland iyo Jabuuti | Sh Abdurahman Bashir

Jazz & Soulful R&B  smooth Grooves  Relaxing instrumental Playlist /Focus/study

Jazz & Soulful R&B smooth Grooves Relaxing instrumental Playlist /Focus/study

Adigu Isu Hagar Bax Naftaada

Adigu Isu Hagar Bax Naftaada

Taxliilin suuqyada makraas ahaa ah iyo Fahamka Meelaha Targets noqan kara (Live Webinar 31-Jan-2023)

Taxliilin suuqyada makraas ahaa ah iyo Fahamka Meelaha Targets noqan kara (Live Webinar 31-Jan-2023)

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]