Dhakhtarkii Dilay 218 Qof 😱 | Qisada Dhabta ah ee Harold Shipman
Автор: Xaqiiqo plus
Загружено: 2026-01-11
Просмотров: 36
Dhakhtar lagu aaminay badbaadinta nolosha dadka… balse noqday dilaa qarsoon 😱
Muuqaalkan waxaad ku daawan doontaa qisada dhabta ah ee Harold Shipman, dhakhtarkii ugu halista badnaa taariikhda UK, kaas oo lagu eedeeyay dilka 218 qof.
Waxaan si faahfaahsan kuugu sharxeynaa: 👉 Sidee ayuu u bilaabay shaqadiisa dhakhtarnimo
👉 Sida uu kalsoonida dadka u kasbaday
👉 Qaabka sirta ah ee uu dadka u dili jiray
👉 Khaladaadkii keenay in la ogaado
👉 Ugu dambeyn: xukunkii lagu riday iyo dhammaadka noloshiisa
🎥 Muuqaalkan waa true crime dhab ah, cilmi baaris ku dhisan, kana soo xigta ilo lagu kalsoonaan karo.
Haddii aad jeceshahay qisooyin dhab ah, dhacdooyin yaab leh, iyo sheekooyin naxdin leh, channel-kan waa kuu gaar.
📌 Ha illoobin: 👍 Like
💬 Comment (maxaad ka baratay qisadan?)
🔔 Subscribe si aadan u seegin qisooyinka xiga ee naxdinta leh
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: