SAXIBO WANAAGSAN OO KU CHALLENGE GAREEYA MA LEEDAHAY?
Автор: BARAARUJIN
Загружено: 2025-11-10
Просмотров: 266
Saxibka wanaagsan ma aha kaliya mid kula qosla ama wakhtigaaga la wadaaga — waa qof kugu dhiirrigeliya koboc, waxbarasho, iyo inaad ka baxdo meelaha raaxada (comfort zone).
Qeybtan Monday Mindset waxaan ka hadleynaa muhiimadda ay leedahay saaxiibtinimada dhabta ah iyo sida ay saaxiibada wanaagsan u saameeyaan noloshaada:
⬛ Saddex qodob oo kaa caawinaya inaad fahamto qiimaha saaxiibka wanaagsan
⬛ Sida loo garto saaxiib dhab ah oo ku taageera marka ay noloshu adkaato
⬛ Calaamadaha muujinaya in uu waqtigii la joogay in aad doorato saaxiibo cusub
⬛ Sababta muhiimka u ah in aad la joogto dad kugu riixaya koboc iyo guul
💬 Xusuusnow: Saaxiibka kugu saameeya si togan waa hantida ugu weyn ee aad nolosha ku leedahay.
00:00 Intro
00:54 Point 1
01:43 Point 2
03:06 Point 3
03:36 If your friend doesn’t have these traits look for another one
04:48 A good friend will make you get out of your comfort zone
05:38 Outro
🔗 Connect with Baraarujin:
📌 YouTube: / @baraarujin_jj
📌 Facebook: / baraaarujin
📌 Instagram: / baraarujin_
📌 TikTok: / farhan_jj
#MondayMindset #Baraarujin #Saaxiibtinimo #GoodFriends #PositiveInfluence #Motivation #Inspiration #SomaliYouth #Mindset #Growth #ChallengeYourself #LifeLessons #SelfImprovement #Dhiirigelin #PersonalDevelopment #SomaliLeaders #SuccessMindset #Waxbarasho #Horumar #Leadership #SomaliMotivation #Hogaamin #MindsetMatters #SomaliCommunity #GoalSetting #Baraarujin
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: