TAARIIKHDII ASXABIGII BILAAL IBN RABAH (RA) - QEYBTII 1 - SH XASAN IBRAAHIM CIISE
Автор: Abdirizak Abdullah
Загружено: 2018-12-08
Просмотров: 51442
Bilaal waa Mu’adinkii ugu horeeyey ee Islaamka, wuxuuna ahaa Nin cod wanaagsan oo soo jiidasho leh. Aadaanka waxa Nabiga u tilmaamay saxaabiga Cabdillaahi ibnu Sayid ibnu CabduRabow. Kadibna Nabigu wuxuu dhahay: Waa Riyo dhab ah ee Aadaanka waxaad bartaa Bilaal maxaa yeelay wuu kaa cod wanaagsanyahay. Sidaas awgeed wuxuu yahay Mu’adinkii ugu horeeyey ee Islaamka.
Subscribe to our channel for more videos and updates. THANK YOU FOR SUBSCRIBING.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: