Nolosha xeebaha Soomaaliya, kalluumaysi, beerasho iyo xijji !!
Автор: Abdi Ayanle
Загружено: 2025-03-27
Просмотров: 213372
Waa muuqaal ku saabsan mid kamida magaalooyinka ugu quruxda badan dhulka soomaalida waa degmada Murcanyo, waxay tusaale u tahay qaabka looga noolyahay deegaanada xeebaha ee soomaaliya gaar ahaan Puntland oo ah goobo aad uqurux badan lehna khayraadka dabiiciga ah kuwaasoo kala ah kalluumaysi, beerasho iyo xijji.
Si aad uhesho Koorsada Capcut laxiriir http://wa.me/905059092303
Sidoo kale igala soco
Facebook
facebook.com/abdiayanle
Tiktok
tiktok.com/abdiayanle
WhatsApp
+252906700500
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: