Maansada: Illiit, oo uu Bashiir M. Xersi 'Ina Cubtan' ku maamuusay buuni Cali Jimcaale Axmad
Автор: Xarunta Dhaqanka iyo Suugaanta Faarax Shuuriye
Загружено: 2026-01-08
Просмотров: 56
Maansada: Illiit
Curiye: Bashiir M. Xersi 'Ina Cubtan'
Faafin: Diseembar, 2024
Maansadan qoraa Ina Cubtan wuxuu maamuusin uga dhigayaa Buuni Cali Jimcaale Axmad, oo ah; Hormuudka Suugaanta Soomaalida, wax badanna ka qoray xiriirka ka dhexeeya suugaanta, dawladnimada iyo bulshada. Eebbe caafimaad badan iyo cimri dheer ha siiyo buuni Cali.
Dhagaysi wacan.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: