Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

Maxay tahay Hal Arin ay ka simanyihiin Dhammaan dadka guulaystay Nolosha? (Live Webinar 19-Jan-2023)

Автор: Moalimuu fx

Загружено: 2024-12-13

Просмотров: 46358

Описание:

Muuqalkaan oo ahaa Live Zoom Webinar aan galnay 19-kii January 2023, ayaa ahaa Webinar aan sidii caadiga ahayd intiisa hore ku sharaxaynay Suuqyadii maalintaas muuqday sida ay u ekaayeen iyo Taxliilintii fursadaha maalintaas aan sugaynay, sidoo kale waxaan ka hadlaynaa Muhiimada ay leedahay in aad Calmness iyo daganaan aad la timaado marka fursada la fulin rabo, iyo waxyaalaaha kaa caawin kara in aad mar walba ahaatid qof dagan oo wax isku mid ah ku socda✍🏾

Hase ahaatee Muuqaalka Qaybtiiisa Dambe waxaan si faah faahsan ugu sharaxayaa Mawduuc muhiimadiisa leh, kaasi oo ah arinta ugu weyn ee ay ka simanyihiin dhammaan dadka Ku guulaystay meelaha kala duwan ee nolosha ✍🏾 Dhammaan dadkaasi waxa ay ka simanyihiin wax loo yaqaan halgan Shakhsiyeed ama Personal mission qofkaas keligii u ah shidaal uu ku socdo oo aysan dadka kale dhan la arki karin✍🏾

Muhiimada u weyn ee aan u xusayo una sharaxayo Qodobka ah The personal Mission waa in aad fahamtid si aad suuqaan guul uga gaartid keliya uma baahnid, in aad xirfada keliya barashadeeda ku dadaasho ee sidoo kale waa in ay jirto arin adiga kaa weyn oo aad darteed lacag ugu baahantahay taasi oo noqon kara halgan shakhsiyeedkaada kugu khasbaya in aad suuqaan guul weyn oo la taaban karo aad ka gaartid✍🏾

📊⚒️Halkaan Kaga biir Dicodrd Serverkeena public-ga ah ee MoalimuuFX Discord

  / discord  

🫱🏻‍🫲🏽🙌🏾 My Social Media Accounts🙌🏾

✅ Instagram:
  / moalimuu  

✅ Wesbsite:
https://moalimuufx.com/

Maxay tahay Hal Arin ay ka simanyihiin Dhammaan dadka guulaystay Nolosha? (Live Webinar 19-Jan-2023)

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

ОХРАННИК. Боевик.

ОХРАННИК. Боевик.

Dhacdooyinka Xaalada Caafimaad ee Trump oo muran ka taagan yahay Wararkii ugu dambeeyay

ku Baraagug oo ka Taxadar waxyaalaha Kalifa kara in qof uu Suuqa Forex Iskaga Baxo!

LAMA ARAG & LAMA MAQAL AYAA DHACDAY: DAGAALKA UKRAINE + COLAADA SUUDAAN + XIISADA VENEZUELA + Q@SA

Ma guuleysan Karaa Isbahaysiga Al-Burhan ee Sudan, RSF & xogta la helay~ ANALYTICAL REPORT

Doorka Volume-ku Uu ka qaato Jihaynta Suuqa || The Role Of Volume in Directional Bias ||

DEG DEG IRAN oo Ka dhex adeegatay ISR | Meydad la aqoonsan waayay oo GZ lagu aasay & China oo…

Hadafka dhabta ah ee Suuqa loogu jiro + Dhisidda Systems ku ilaaliya (Live Webinar 30-April-2023)

Нечеловеческая Мощь! Пугающие Нокауты и Щедрая Душа Криса Юбенка

Taxliilin suuqyada makraas ahaa ah iyo Fahamka Meelaha Targets noqan kara (Live Webinar 31-Jan-2023)

Ep. 12 | Special Episode | Waa inaan si fudud u sameeyaa $1M berri aroorta?

Xoree Fikirkaaga Xaqiiji Hankaaga (Khudbadii Maal Visionary)

TRUMP OO HADA WEERARKII UGU XUMAA ILHAN | SOMALIDA KUSOO QAADAY

Madax XM ka tirsan oo la AFDUUBAN rabay & Basaasiintii qorsheysay Afduubka oo Gaza lagu dilay |

Рост ВВП во втором квартале составил 8,2%, самый высокий показатель за 18 месяцев | ВВП Индии | Э...

Taxliilinta Suuqa +Talooyin ah In aad waxbarashada wakhti siisid (Live  zoom Webinar  24-April-2023)

Master Trading Psychology in UNDER 83 Minutes with Rande Howell

Maxaa keenay in dad isku system ku trade gareeya aysan Isku natiijo ahayn (Live Webinar 02-Feb-2023)

Уцелевшая / Survivor / боевик, триллер, криминал _Action Movies

Места на Земле, которые кажутся нереальными! Чудеса планеты!

© 2025 dtub. Все права защищены.

  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности

Контакты для правообладателей: [email protected]