10_ Dal ee ugu wax soosaarka beeraha dunida.
Автор: manfac production
Загружено: 2020-09-20
Просмотров: 2439
Beeraha waa mid kamid ah qeybaha lama huraanka ah ee dhaqaalaha aduunka. waana nidaamka abuurida, korinta, xanaaneynta iyo soo saarida dhir laga sameeyo cunto, dhar, daawo, hooy iyo guud ahaan manafaacaad taageera nolosha dadka, xayawaanka iyo inta ku tiirsan. Beeruhu waa aasaaska nolosha iyo barta ay ka soo uunkantey horumarka xadaarada aadamaha.
#Haddii aad ku cusub tahay channel-ka Subscribe dheh ama sii faafi muuqaalka Mahadsanid.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: