Degmada Wisil ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad baaxad leh oo lagu weynaynayay dhalashada Nabigeenna
Автор: Cabdulqadir wisil
Загружено: 2025-09-05
Просмотров: 460
Degmada Wisil ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad baaxad leh oo lagu weynaynayay dhalashada Nabigeenna Muxamed (SCW). Munaasabadda ayaa waxaa soo qaban-qaabiyay maamulka degmada, iyagoo kaashanaya culimaa’udiin, bulshada rayidka ah iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: