Awale Aden - Ubaxa doolo (Official Lyric Video) | Heeso Cusub Records
Автор: Heeso Cusub Records
Загружено: 2026-01-03
Просмотров: 9852
Awale Aden - Ubaxa Doolo (Official Lyric Video) | Heeso Cusub Records
🔥 SUBSCRIBE for more Heeso Cusub & Lyric Videos!
Enjoy the official lyric video for "Ubaxa Doolo," the classic 2016 hit by Awale
Sing along with the best Somali songs on Heeso Cusub Records.
🎵 Watch Next:
▷ Awale Aden - Bestey: • Awale Aden - Bestey (Official Lyric Video)...
Credits:
Artist: Awale Aden
Song: Ubaxa Doolo (2016)
Lyrics (Erayadii): Abwaan Sahal Cabdullahi Bulle
Melody (Laxankii): Awale Adan
Music: A/A Naaji
Production: Studio Liibaan
Lyrics / Erayada:
xidiguhuba way damaan ogoow
dayax markuu joogo
adna dumarka qurux baad ku dadi
dahab la moodiiyeey
dadnimiyo xishoodkaba
adaan kugu doortay
dabciigiyo asluubtuba
naftay deeqday
edabtaadu da, day iyo filkaa
iyona anaa dumarba kaa soocday
aqal laba daryaalaan rabaa
xariir ku daahdaaye
inaan daadahayno
unad baan rabaa
kuna dadaalnaaye
dabcigaaga taa
gali guurka
waa lagu dawoobaaye
sida ubax danoodiyo
ka baxay doolo
gudaheeda aday
daymadaada muunay
qoortu igu daashay
dookhii kalgacaliyo
adaan daacad kugu doortay
darajada hankaagiyo
hanaan doora kugu raacay
asturnaanta dadan
iya adaan diiinta kugu raacay
dadab iyo aroos baan rabaa
inaan dakeeyaaye
culimada dikrigaan rabaa inay duceeyaane
dabcigaaga taa
gali guurka waa lagu dawoobaaye
#HeesoCusubRecords #AwaleAden #UbaxaDoolo #HeesoCusub #SomaliLyrics #SomaliMusic
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: