DEEQOOW MACALLIM "XASUUQII WAAGALA WAAN ISKU DAYNAY IN AAN WAX KA QABANO LAAKIIN QEYBTII 1-AAD
Автор: LAQAAYE MEDIA
Загружено: 2020-06-15
Просмотров: 4053
Suldaan Deeqow Macallim Sanbul waxa uu ahaa xogyahihii guud ee xisbigii N.P.P.P.P. oo ahaa xisbi mucaarad ah islamarkaana u dhaqdhaqaaqayay shacabkii gobaladii Waqooyiga kenya ee NFD balse markii danbe waxa uu noqday Madaxweyne xisbigii NFDLF oo ahaa garab hubeysan oo dagaal ku dhufo oo ka dhaqaaq ka bilaabay gobalka waqooyi bari kenya kadib markii uu gumeystihiin ingiriiska diiday in nfd ay ka madax banaanaato kenya islamarkaana ku biirto Soomaaliya
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: