OGAYSIIS DHAMAAN DHALINYARADA BEELWAYNTA CIISE. Waa Fulinta qodabadi kaso baxay Shirki Ayshaca.
Автор: Rajada Somali Galbeed
Загружено: 2022-12-02
Просмотров: 431
OGAYSIIS DHAMAAN DHALINYARADA BEELWAYNTA CIISE.
Fulinta qodabadi kaso baxay shirweynahi Ayshaca iyada oo laga duulayo ayaa la dhisaya urur Dhalinyaro oo ka kooban 13.
Sidaas Darteed 11-13 bisha December 2022 ayuu ka qabsomi Doona Xarunta Gobolka Siti ee magalada Shinile.
Dhamaan halagaso qayb galo Shirka dhalinyarada Lagu dhisi doono hogaminta Dhalinyarada 3gesoodka.
Share Garee
Sii Gudbi oo Gaadhsi Walalaha kale.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: