Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

Awooda Order flowga ee Suuqa + Talooyin la Xiriira Trading Pyschology-ga (Live Webinar 09-Feb-2023)

Автор: Moalimuu fx

Загружено: 2025-04-14

Просмотров: 51338

Описание:

Muuqaalkani waxa uu ahaa Live Zoom Webinar aan soo glanay 9-kii February 2023, waxa uuna ahaa Webinar aan si qoto dheer ugu dul istaagnay qodobo iskugu jira kuwa Technicalka la xiriira sida Dooarka iyo saamaynta order Flowga iyo dhanka kale qodoba la xiriira Trading Psychology-ga, khaas ahaan sida ay go’aamadaada dambe u saamayn karaan waxyaalihii aad suuqa kala kulantay sida khasaaro kusoo gaartay iyo account kaa gubtay ama waxyaalo lamid ah ✍🏾

Qaybaha Hore ee Muuqaalka waxa aan dul istaagaynaa siyaabaha ugu fudud ee lagu sixi karo ciladaha Psychology-ga ah ee ka dhashay sidii aad u dhaqantay mararkii u dambaysay ee aad khasaaro la kulantay✍🏾 Waxaan xusayaa oo aan siyaabo kala duwan u tusaalaynayaa sida suuqaani uu u yahay mawduuc dagaal shakhsiyeed ah oo hawsha aad ku jirtid iyo waxyaalaha suuqa aad kala kulmaysid ay u yihiin waxyaalo adiga keligaa aad u jeedid waxyaalo adiga keligaa ku samaynaya aduunka intiisa kale iyo dadka intooda kalena aysan kula ogayn sidaas daraadeed ay tahay in aad u diyaarsantahay arintaas, fahamsantahayna qaabkii aad arintaan ula deal garayn lahayd✍🏾

Muuqaalka intiisa dambe oo dhan waxa aan si faah faahsan oo tusaalayaal badan wadata aan u sharaxaynaa xiriirka ka dhexeeya Order flwoga suuqa iyo Trendiga iyo sida Trend walba oo dhismaya sidoo kale ay ugu dhex jiraan Supply and Demand zones sabab u ah jihada uu Trenigaasi u jeed ✍🏾

Gabagabada muuqaalka waxaa ku jiro talooyin aad raaci kartid si aad Order flowga si fiican ugu xarayso una dhaadhicid, waa muhiim in cilmigaaga order flowga aad u leedahay aad ku kabtid ku celcelin iyo backtesting badan sababtoo ah in Kalsoonidaada suuqa ay kor u kacdo waxa ay ku xirantahay inta ay aqoontaadu joogto iyo inta jeer ee qodobkii aad taqaanay aad ku celcelisay✍🏾

Awooda Order flowga ee Suuqa + Talooyin la Xiriira Trading Pyschology-ga (Live Webinar 09-Feb-2023)

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

Места на Земле, которые кажутся нереальными! Чудеса планеты!

Места на Земле, которые кажутся нереальными! Чудеса планеты!

Идеальный шторм в 2026 году. Денежная реформа и банкротства компаний. Что с рублем | Игорь ЛИПСИЦ

Идеальный шторм в 2026 году. Денежная реформа и банкротства компаний. Что с рублем | Игорь ЛИПСИЦ

Saddex Saac oo Beddeli Doonta Noloshaada |Sirta Ganacsiga, Maamulka& Maaliyadda(Cashar Maaliyadeed)

Saddex Saac oo Beddeli Doonta Noloshaada |Sirta Ganacsiga, Maamulka& Maaliyadda(Cashar Maaliyadeed)

Hadafka dhabta ah ee Suuqa loogu jiro + Dhisidda Systems ku ilaaliya (Live Webinar 30-April-2023)

Hadafka dhabta ah ee Suuqa loogu jiro + Dhisidda Systems ku ilaaliya (Live Webinar 30-April-2023)

Trend Rules (Shuruucda Trendiga) ||Sharaxaad dheeri ah + Su'aalihiina iyo Jawaabahooda||

Trend Rules (Shuruucda Trendiga) ||Sharaxaad dheeri ah + Su'aalihiina iyo Jawaabahooda||

Мирзиёев ва Каримов сиёсати янги китобда қиёсланди. Нима ўзгарди? BBC News O'zbek Joanna Lillis

Мирзиёев ва Каримов сиёсати янги китобда қиёсланди. Нима ўзгарди? BBC News O'zbek Joanna Lillis

ДЖЕССИ ЛИВЕРМОР - биография величайшего трейдера

ДЖЕССИ ЛИВЕРМОР - биография величайшего трейдера

How to Master Order Flow Trading (ULTIMATE In-Depth Guide)

How to Master Order Flow Trading (ULTIMATE In-Depth Guide)

Taxliilin suuqyada makraas ahaa ah iyo Fahamka Meelaha Targets noqan kara (Live Webinar 31-Jan-2023)

Taxliilin suuqyada makraas ahaa ah iyo Fahamka Meelaha Targets noqan kara (Live Webinar 31-Jan-2023)

Jazz & Soulful R&B  smooth Grooves  Relaxing instrumental Playlist /Focus/study

Jazz & Soulful R&B smooth Grooves Relaxing instrumental Playlist /Focus/study

Emotional Oud Music – Arabic Meditative Maqam & Calm Oriental Instrumental |  رحلة عود عاطفية وهادئة

Emotional Oud Music – Arabic Meditative Maqam & Calm Oriental Instrumental | رحلة عود عاطفية وهادئة

Sharaxaad iyo Tusaalooyin u gaar ah Order flwoga Suuqa Qaybtiisa Entry-ga (Live Webinar 17-Jan-2023)

Sharaxaad iyo Tusaalooyin u gaar ah Order flwoga Suuqa Qaybtiisa Entry-ga (Live Webinar 17-Jan-2023)

Chicago Blues Music – Relaxing Soulful Blues Collection Vol.010

Chicago Blues Music – Relaxing Soulful Blues Collection Vol.010

Трейдинг с нуля: объяснил ПРОСТО каждую деталь

Трейдинг с нуля: объяснил ПРОСТО каждую деталь

Черное море скоро ВСЁ?

Черное море скоро ВСЁ?

Максим Шевченко | ТРАМП И ПУТИН УНИЧТОЖАТ ЕВРОПУ? Секретный пакт двух лидеров

Максим Шевченко | ТРАМП И ПУТИН УНИЧТОЖАТ ЕВРОПУ? Секретный пакт двух лидеров

Wybrałem spółki na grudzień! ABB na akcjach Allegro

Wybrałem spółki na grudzień! ABB na akcjach Allegro

Soomaligii ugu horeeyey ee broker ka noqda suuqa Forex iyo sheekada 700,000 kun dollar

Soomaligii ugu horeeyey ee broker ka noqda suuqa Forex iyo sheekada 700,000 kun dollar

«Правило первой свечи» — самый простой способ заработать кучу денег

«Правило первой свечи» — самый простой способ заработать кучу денег

Smooth Jazz & Soulful R&B Instrumental – Chill Background Music for Relaxing

Smooth Jazz & Soulful R&B Instrumental – Chill Background Music for Relaxing

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]