Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

Adista Shaqada Subaxdi: Aniga & Saaxiibtey + Bajajleyda Naga caawisa malintena| Vlog

Автор: Life with saabirin

Загружено: 2025-11-20

Просмотров: 135

Описание:

Muuqaalkan waxaad ku arki doontaa subaxdeena gaar ahaan aniga iyo saaxiibtey Adista shaqada labadeena oo isku diyaarinaya shaqada iyo sida bajajleyda subax walba noogu noqdaan qeyb muhiim ah oo naga caawiya inaan gaarno shaqada waqtigeeda.

Bajajleyda waa geesiyaasha aamusan ee subax kasta safarkeenna fududeeya, waxan umahadcelina bajajle walbo oo malin nacawiye oo subaxdena fududeye runta bajajleyda waa geesiyashena ..

waxaan kale oo aan halkan uga mahadcelina walshey marna saxibtey ANISA ELMI oo nolosha marka aan iyada agjoogo waxwalbo waa fudeyd dhalinyaro nimada waa mid adag lkn iyada darteeda dhalinyaro nimada waa fudeyd qosolkeda kaftan keeda energy geeda waxkasto iyada ku saabsan waa iftiin iyo bogsasho waku jeclahay saxibtey marna walshey garabkeyga iyo heelkeyga ilahey ha ikaa daayo..

waxaa kale oo aan umahadcelina ilahey oo isisay awood karti niyad wanagsan qurux , aqli bogsasho..

Alxamdulillaah, Ilaahay baan ugu mahadnaqayaa wanaagga uu noloshayda ku shubay—nabad, farxad, saaxiibbo wanaagsan, iyo subax walba oo aan indhaha kala furo anigoo rajo leh.

Ilaahayow, adigaa ii sahla maalin kasta, adigaa iga dhiga in qalbigeygu deganaado, adigaa ii keena dadka ii roon oo nolosha ina fududeeya. Wax kasta oo wanaagsan oo igu soo gaaray, adigaa sabab u ah.

Waad mahadsan tahay Rabbow, waadna ii joogtaa xilliga walbo oo aan ku baahdo, xilliga aan faraxsanahay, iyo xilliga aan murugodo ba.

Ilaahayow, sii barakooyinkaaga, naxariistaada, iyo nuurkaaga nolosheyda. Alxamdulillaah mar walba, mar kasta.

Adista Shaqada Subaxdi: Aniga & Saaxiibtey + Bajajleyda Naga caawisa malintena| Vlog

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

Vlog | streets mogadishu Maalin xiiso leh oo aniga & sxbtey — food + fun + love 💕

Vlog | streets mogadishu Maalin xiiso leh oo aniga & sxbtey — food + fun + love 💕

trying to make morning routine but ?…😂

trying to make morning routine but ?…😂

HOLWADAG ayaa noqotay champion🏆

HOLWADAG ayaa noqotay champion🏆

WG mind | Episode 1: Thoughts, Dreams & Trauma”

WG mind | Episode 1: Thoughts, Dreams & Trauma”

Malin dhaqameedka somalida wadanka Norway & sheeko: only if you have time 💗🙌

Malin dhaqameedka somalida wadanka Norway & sheeko: only if you have time 💗🙌

UGUDAMBEYN WEY BAXEN team 27 muqdisho xafladi by bye o asad io loses o ilmeyey murugo😭🥹

UGUDAMBEYN WEY BAXEN team 27 muqdisho xafladi by bye o asad io loses o ilmeyey murugo😭🥹

В ОДЕССЕ ВСЁ ПЛОХО ❗

В ОДЕССЕ ВСЁ ПЛОХО ❗

Nimow & Abaydhaxan — Moments That Stayed Forever

Nimow & Abaydhaxan — Moments That Stayed Forever

cleaning my room..!

cleaning my room..!

WARIYE Yahye Dahir Ali Iyo Aniga Dhibaatooyinka Kusoo Kordhaya Dalka : Aragtideenna

WARIYE Yahye Dahir Ali Iyo Aniga Dhibaatooyinka Kusoo Kordhaya Dalka : Aragtideenna

Soft Brown Glam Makeup Tutorial | Clean & Flawless Look

Soft Brown Glam Makeup Tutorial | Clean & Flawless Look

Vlog 4 | Kampala to Nairobi | Somali weeding | Kenya Nairobi | Kampala Uganda

Vlog 4 | Kampala to Nairobi | Somali weeding | Kenya Nairobi | Kampala Uganda

Behind The Scenes: Nolosha Wariye Shaqo Joog ah

Behind The Scenes: Nolosha Wariye Shaqo Joog ah

LIFE UPDATE! Instead of giving up we cook our fav dinner |makeup and music became therapy….

LIFE UPDATE! Instead of giving up we cook our fav dinner |makeup and music became therapy….

Rymanowski, ks. prof. Naumowicz: Prawdy i mity Bożego Narodzenia

Rymanowski, ks. prof. Naumowicz: Prawdy i mity Bożego Narodzenia

Харьков.🤬Ужас Избивают Людей Что Творится

Харьков.🤬Ужас Избивают Людей Что Творится

Русский принял ислам, женился и переехал в Египет. Вдохновляющая история. СТРАННИК

Русский принял ислам, женился и переехал в Египет. Вдохновляющая история. СТРАННИК

ቡና ይልሻል ተሾርቶልሻል

ቡና ይልሻል ተሾርቶልሻል

Страшные обвинения сыну посла Украины в Болгарии. Несебр протестует. Трагедия Елените. Угроза морю.

Страшные обвинения сыну посла Украины в Болгарии. Несебр протестует. Трагедия Елените. Угроза морю.

culture awakening | Dhanto-Dada iyo dareenkeyga Ep2

culture awakening | Dhanto-Dada iyo dareenkeyga Ep2

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]