Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

STREET FOOD IN HARGEISA | CUNTOOYINKA WADOOYINKA HARGEYSA

Автор: Mubarak Carab

Загружено: 2025-11-14

Просмотров: 923

Описание:

#hargeisa #hargeysa #streetfood #qaysqayser #geedisahan #burco #somaliland
#somalia

Muuqaalkani waa street food magaalada hargeisa ama cuntooyinka waddooyinka magaalada caasimadda ah ee Hargeisa.

Waxaanu ku bixinay cuntooyinkaas iyo cabitaanadaasi, qaddar lacageed dhan 10 dollar oo u dhigmaysa lacagta waddanka 100,000 oo shilinka Somaliland.

Waxaanu soo booqanay goob xasiida lagu iibiyo, waxaanu isla goobtaas ku aragnay iyada oo la dubayo sidoo kalena la kar-karinayo.

Waxaanu tagtay meel lagu iibinayo baradhada shiilan oo loo yaqaano Jebis, runtii aad buu u macaanaa maadaama oo lagu daray waxyaabo macaaneenaya Jebistaasi.

Waxaanu tagtay si aanu wahabka iskaga duulino makhaayad shah oo shaax iibinaysa, Goobtaasi oo u dhow khayriyadda ama taalada diyaaradda ee magaalada Hargeisa Hargeysa.

Waxaanu tagnay meel khadaarle ah oo khudaarta lagu iibiyo noocyadiisa kala duwan, sida; Liinta, Tufaaxa, Cambo lafta, Cambo Babayga, Cambo caadka, Quiinta, Liin maydariin, iwm.
Waxaanu ka dalbana Khadaarta in lanoo soo jarjaro oo lanoo soo habeeyo, waanan cunay, Alxamdulilah.

Waxaanu tagtay isla goob kale oo khudaarle ah, isaga waxaanu ka dalbanay Cabitaano ah khudaartii oo la soo shiiday.

Sidaas ayuu muuqaalkii ku soo gabagaboobey.

Alle ayaa Mahad leh.

SUBSCRIBE
LIKE
SHARE
COMMENT

STREET FOOD IN HARGEISA | CUNTOOYINKA WADOOYINKA HARGEYSA

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

Waxaan booqanay  meel aan hore loo arag oo laga furay Magaalada Hargeisa - City Rollers

Waxaan booqanay meel aan hore loo arag oo laga furay Magaalada Hargeisa - City Rollers

Street Food Hargeisa |Vlog Habeenkii

Street Food Hargeisa |Vlog Habeenkii

SAAXIIBKII AYUU DILAY SIDEE LOO OGAADAY? KIIS DENBI BAARIS AH.

SAAXIIBKII AYUU DILAY SIDEE LOO OGAADAY? KIIS DENBI BAARIS AH.

DALXIIS BURCO ILA BERBERA OO AAD U QURUX BADAN

DALXIIS BURCO ILA BERBERA OO AAD U QURUX BADAN

АЛИМЕНТ ТӨЛӨБӨГӨНДӨР ЭМИ КАМАЛАБЫ? ЭШЕКТЕЙ ИШТЕТИП ТӨЛӨТҮШ КЕРЕК ДЕЙТ ДЕПУТАТ

АЛИМЕНТ ТӨЛӨБӨГӨНДӨР ЭМИ КАМАЛАБЫ? ЭШЕКТЕЙ ИШТЕТИП ТӨЛӨТҮШ КЕРЕК ДЕЙТ ДЕПУТАТ

Isku diyarinta xuska calanka dds somali galbed kooxda (degaan academy)

Isku diyarinta xuska calanka dds somali galbed kooxda (degaan academy)

DULCAD 1988 : HALGAN QAX & XASUUS  XANUUN  BADAN 🥹👏🇪🇹

DULCAD 1988 : HALGAN QAX & XASUUS XANUUN BADAN 🥹👏🇪🇹

Waa sidee cunto dhaqameedka marko ||Cunto aa weligey maqal ayaan tijabiyay

Waa sidee cunto dhaqameedka marko ||Cunto aa weligey maqal ayaan tijabiyay

BAL DAAWO WAAD LA YAABI DOONTAA WADDOOYINKA IYO BUUNDOOYINKA MAGAALADA BURCO

BAL DAAWO WAAD LA YAABI DOONTAA WADDOOYINKA IYO BUUNDOOYINKA MAGAALADA BURCO

Magaalo indhaha calamku hayaan (berbera)@Maxamedmaali

Magaalo indhaha calamku hayaan (berbera)@Maxamedmaali

Waxa aadka ku soo jiidanaya ee khaska u ah Magaalada Borama  | my trip to Borama 📚⛰️

Waxa aadka ku soo jiidanaya ee khaska u ah Magaalada Borama | my trip to Borama 📚⛰️

BIYO KULULE: Durdurka Daaweeya ee Somaliland | Sirta Biyaha Kulul ee Berbera

BIYO KULULE: Durdurka Daaweeya ee Somaliland | Sirta Biyaha Kulul ee Berbera

КУРШАБ СААН ТОРПОК БАЗАР 24.01.2026.#памиртв #horse #rek

КУРШАБ СААН ТОРПОК БАЗАР 24.01.2026.#памиртв #horse #rek

Waxaan booqday Sayladda Burco | I visited the largest market in the Horn of Africa.

Waxaan booqday Sayladda Burco | I visited the largest market in the Horn of Africa.

XAMARWEYNE MALL 🤩

XAMARWEYNE MALL 🤩

Maxey kaga duwanyihiin reer marko dadka kale  || Subax aroor hore ||marko cadeey

Maxey kaga duwanyihiin reer marko dadka kale || Subax aroor hore ||marko cadeey

Кушаем манты от Жёнки Кызылординки😋

Кушаем манты от Жёнки Кызылординки😋

Maxan kusoo arkey saylada xoolaha ee ugu wey somaliland 😲🐑🐄🐪

Maxan kusoo arkey saylada xoolaha ee ugu wey somaliland 😲🐑🐄🐪

7 МИНУТ НАЗАД! ПЕРЕГОВОРЫ В АБУ ДАБИ, АРМАДА ПЛЫВЕТ К ИРАНУ, $800 МИЛЛИАРДОВ ЗА ДОНБАС, ХОЛОД В США

7 МИНУТ НАЗАД! ПЕРЕГОВОРЫ В АБУ ДАБИ, АРМАДА ПЛЫВЕТ К ИРАНУ, $800 МИЛЛИАРДОВ ЗА ДОНБАС, ХОЛОД В США

Socdaalkaygii ama dalxiiskaygii bali gubadle @Maxamedmaali @caalinAbyan @SaidFadhaye_

Socdaalkaygii ama dalxiiskaygii bali gubadle @Maxamedmaali @caalinAbyan @SaidFadhaye_

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: infodtube@gmail.com