JOOJI caadooyinka faqriga horseeda - FADHIGA & FAQRIGA - Q2aad:
Автор: Abdiwahab Abdullahi Elmi, Ph.D
Загружено: 2025-03-24
Просмотров: 103837
• FADHIGA & FAQRIGA
✅ Ma dooneysaa hormarinta naftaada? Booqo https://somvato.edu.so/
✅ Ma dooneysaa koorsooyin online ah? Booqo https://learn.somvato.com/collections...
FADHIGA & FAQRIGA - Q2aad: Caadooyinka nagu haya faqriga - Poverty habits:
Faqriga waa cudur weyn oo ina dillooday oo gaaray heer aan kala dhaxalno - awoow, aabe, & wiilkiis oo wada fuqaro ah !!!
Mahan wax rabbi inoogu talo galay in aan ku noolaano nolosha nuucaas waana wax aan wax ka badal ku sameyn karno hadii aan go'aansano.
Taxanaha barnaamijkan waxaan kuugula wadaagi doonaa muuqaalo kooban oo marba dhinac ka taabanaya sababaha & xalka looga baxo faqriga.
Fadlan nagula wadaag qeybta faalada wixii aragtidah kadib marka aad daawatid muuqaalka insha Allah
#abdiwahabelmi #somvato #somalisocialmedia #somalia
______________________________________________
🚀 HORMARI NAFTAADA, HA GUULEYSATO NOLOSHAADA
🌍. www.somvato.edu.so
🌍. www.bravogroupi.com
✅ ENGLISH COURSES:
https://learn.somvato.com/collections...
➡️ Si toos ah nagala soo xiriir whatsapyadeena:
+252612253334
+252612253332
🪀 Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
FACEBOOK: / somvato
FACEBOOK: facebook.com/@bravogrouponline
TIKTOK: https://www.tiktok.com/ @somvato
Eeg koorsooyinkeena iyo barnaamijyadeena:
🚀 https://learn.somvato.com/collections
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: