Maskiintaan Mida ku dhacday waa xaalad gilgishay south koreat
Автор: BINU ZAKI PRO
Загружено: 2025-12-23
Просмотров: 5685
Welcome to our channel! 🎬
Here we share true crime stories from all around the world — real events, shocking mysteries, and detailed investigations that reveal the truth behind every case.
If you’re passionate about crime-related stories and love to learn the truth behind them, you’re in the right place! 💀
We upload 2 videos every week — that’s 8 crime stories every month, all based on real-life events and deep research.
👉 Support our work by subscribing, sharing, and helping our community grow. Together, let’s uncover the world’s most mysterious crimes!
Ku soo dhowow kanaalkayaga! 🎥
Halkan waxaan kusoo gudbinaa sheekooyin dhab ah oo ku saabsan dembiyo iyo dhacdooyin crime ah oo ka dhacay daafaha dunida — kiisyo yaab leh, baaritaano adag, iyo xaqiiqooyin sirta laga qaaday.
Haddii aad xiiseyso mawduucyada crime stories, waxaad joogtaa goobtii ugu habboon ee aad ka heli lahayd macluumaad dhab ah oo si tafatiran loo soo ururiyey. 🔎
Waxaan soo gelinaa 2 muuqaal toddobaadkii iyo 8 muuqaal bishiiba, dhammaantoodna waxay ku saabsan yihiin dhacdooyin dhab ah oo laga soo baaray si qoto dheer.
👉 Fadlan nagu taageer adigoo subscribe taabo, muuqaalladana faafi si aan u gaarno dad kale oo adiga oo kale u xiiseeya sheekooyinka cajiibka ah ee dunida ka dhacay!
linkiga chanaalka: / @binuzakipro
igala soo xariir facebook profile: / zakiabdi.yasiin
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: