Gabaygii Nahaabiyada uu ku karbaashay Sh Nuuriye Muxamad Cali
Автор: SAMAWADE TV
Загружено: 2018-09-15
Просмотров: 17254
dad quraanka daldalahayoo diidan baa yimide dad ku oran anaa diinlaa haatan soo dagaye dugaagii ka yimid reer sucuud dunida aafeeye dugsi lagu shirqoolay dhiseen dumarka qaarkoode dabadeed ardaalbaa wax bari macsi daydayiye hadba tii u doortuu dugsiga dib ugu reebaaye dumar kuu darbaalada u xiray duhur cad yaa nuugay isagoo xaqii daba maryayn yaa ilmada daadshay duli iyo ninkii da,yarbay dawka ridayaane waa duul islaamkii dhexdhigay dab iyo baaruude dawladnimo inay doonayaan daahir loo aragye in la raaca duulkaa rogmaday waa damiir xumae uga digay ninkaan duunyo rabin kama danbaystiiye. Sh Nuuriye Muxamad cali
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: