Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

Ninkan Wuxuu Arkaa Dadka Dhiman Doona, Laakiin Ma Badbaadin Karaa Daawo ?!

Автор:

Загружено: 2025-10-10

Просмотров: 66825

Описание:

📽️ Ku soo dhawoow kanaalkayga!
Waxaan kuu soo bandhigayaa dulmaro & falanqeyn xiiso leh oo ku saabsan filimada ugu caansan, kuwa ugu shactada badan, kuwa jaceylka, dagaalka iyo weliba kuwa sirta & ciyaaraha maskaxda leh.

👉 Halkan waxaad ka helaysaa sheekooyin kooban oo filim walba laguu turjumay, laguuguna soo koobay si xiiso badan — si aad u fahanto sheekada adigoon waqti badan gelin.

✅ Ha hilmaamin inaad Subscribe saarto si aad ula socoto filimada cusub ee aan ku soo gudbiyo.
👍 Like & Share haddii aad kahesho waxa aan sameeyo.

Comment💬 igu reeb haddii aad rabto filim gaar ah in aan soo koobo

📌 Nuxurka muuqaalka maanta: 🎬 [Fortuna's eye]
📅 Sannad: [2019]

Nagala soco baraha kale: 📌 Instagram: [https://www.instagram.com/asadlucky29...]

📌 Facebook: [  / 16gas8tfsq  ]
📌 TikTok: [https://www.tiktok.com/@asad_lucky?_t...]

🎙️ Waxaa kuu diyaariyay: Asad Lucky
©️ Ha ilaawin: Sheekada waa dulmar, mana beddelayo daawashada filimka oo dhameystiran.

Ninkan Wuxuu Arkaa Dadka Dhiman Doona, Laakiin Ma Badbaadin Karaa Daawo ?!

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

Shaqaale daaqadaha nadiifisa ayaa arkeysa Dambiyo meesha kadhacaya, Burcada ayeyna ladagaale !

Macalinkaan Wuxuu Arkaa Ruuxaamada Ugu Dambeyn Ruuxaan Uur Leh Ayuu Lakulmey

Full Season || Wiilkan Waxa Jirkiisa Galay Dhakhtar Waxa Uuna Ka Caawiya Inuu Sameeyo Qalino Adag..?

Wiil Aan Waxba Galabsan Oo Lagu Xirey Xabsiga Ugu Adag Aduunka… Balse Waa Uu Ka Baxsaday! 😱

FILM||.NINKAAN XABSIGA KU JURAY WUXUU NOQDAY DAGAALYAHANKA UGU FIICAN ADUUNKA

Она была неудачливой актрисой, пока не восстала из иного мира и не стала героем || @LiibaanPro

Film ||  Gabadhaan Waxay Isticmaashaa AI Si Ay Uga Takhluusto..!!

Odayaal Dheelayan kubada Gacan ta oo Dadka kayaabeyn, koox kastoo ka hor imato wey karayeen ||

Nin Lagu Eedeeyay Inuu Dambi Galay Isaguna Wuxuu U Dagaalamay Inuu Runta Cadeeyo Balse Maxa Dhacay..

Full || Waxay arki kartaa xariijimo gaduud ah madaxyada dadka oo sheegeysa kuwa aan wali wax arkin

Filim | Wuxu dib ugu laabtay Sanadka 616 si Illuminati & Shaydaanka kaga Adkaado Aduunka |@XOGSIDE

Aabbihiis ayaa hortiisa lagu dilay, 20 sano ayuu tababar ninjo ah bartey si uu u aargoosto

Wiilkaan Aabihiisa Faqiir Waaye Lkn Wuxuu Helay Bahal Awood Badan Waxwalbana Siiya

Qiso Dhab ah || Nin Waalan oo jecel inu Qof dilo markasto lkn se……..|| @QulasadaFilimada

Film || Wuxuu la dagaalamayaa kooxo halis ah si uu u helo sawirka mona lisa kadib dhamaadka aduunka

Film| Ninkaan Ciyaarta Dhaxdeeda Ayuu Ku Dhintay Lkn Asagoo Kubad Ah Ayuu Soo Dhalanaa Mar Kale|👀😱

Film | Boqor Awood Badnaa Laakiinse Hooyadiisa Iyo Xaaskiisa Ayaa Qiyaamaayo| @ZAAKFILMS

Aabihiisa Ayay Dileen, Oo Haatan Wuxuu U Yimid Inuu Dhamaantood Ka Aargoosto! @QulasadaFilimada

Wiilka Iskuulka Ugu Awooda Badan Ma Oga Macalimadiisa Inee Tahay Feeryahan...

Dhagax Sixir Ah Oo Cirka Kasoo Dhacay Ayaa Siiyay Awood Yaab Leh Oo Mucjiso Ah !

© 2025 dtub. Все права защищены.

  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности

Контакты для правообладателей: [email protected]