'Dastuurku Qur'aan maaha.. iyagu waxay soo jeediyeen in sidiisa loo dhaafo' - Wareysi Gaar Ah
Автор: BBC Somali
Загружено: 2025-09-23
Просмотров: 488544
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay BBC-da kaga hadlay arrimo badan oo ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee dalka Soomaaliya marayo.
Wareysigan madaxweynaha ayuu marka hore kaga hadlay arrimaha doorashooyinka iyo heshiiskii ay dhawaan dowladdiisu la gashay qeyb ka mid ah Madasha Samatabixinta. Madaxweynaha ayaa sheegay in ay rabaan dimuqraadiyad in ay ka hirgaliyaan dalka iyo in dadku ay xor u ahaadaan afkaartooda iyo mawaaqiftooda siyaasiga ah.
Wuxuu u waramay wariyaha BBC-da ee Maxamuud Cabdicasiis.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: