GABAYO JACBUR QOSOL BADAN | ABWAAN DHOODAAN || DHAMMAAN
Автор: Fan Art فن
Загружено: 2025-06-29
Просмотров: 8518
Ku soo dhawaada Bartamaha Media!
Muuqaalkan waxaad ka dhageysan doontaan GABAYO JACBUR QOSOL BADAN oo uu tiriyay Alle ha'unaxariistee Abwaan Cabdullaahi Macallin Dhoodaan, abwaan Dhoodhaan waxaa uu noolaa intii u dhaxaysay 1948 ilaa 2013. Wuxuuna caan ku ahaa suugaanta Soomaaliyeed gaar ahaan gabayada xikmadda leh iyo jacburka cajiibka ah.
🎤 Gabayada waxay isugu jiraan qosol, xikmad, iyo hal-abuur suugaaneed oo heer sare ah.
😂 Ku raaxayso jacburka qosolka leh ee laga dhaxlay dhaqanka suubban ee Soomaalida.
📜 Dhoodaan wuxuu caan ku ahaa isku darka murti, majaajillo iyo dareen dadnimo oo gaar ah.
👉 Ha iloobin inaad LIKE, SHARE & SUBSCRIBE saarto si aad ula socoto muuqaalada kale ee xiisaha leh!
#Jacbur #Dhoodaan #GabaySomali #BartamahaMedia #Suugaan
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: