WALI GEELAN GEEL KA BADAN MA ARAG || RIIGGA GAWLALAALE.
Автор: GARBOOLE 🐪
Загружено: 2025-03-04
Просмотров: 5544
Riigga Gawlalaale waa mashruuc horumarineed oo wax weyn ka beddelay nolosha dadka iyo xoolaha deegaanka. Muuqaalkan waxaad ku daawan doontaa sida riiggu u shaqeeyo, tirada geela laga waraabiyo maalintii, iyo saameynta uu ku leeyahay nolasha miyiga. 5,000 oo geel ah ayaa ugu yaraan hal maalin gudaheed ka cabba biyaha riiggan!
Haddii aad jeceshahay muuqaallo la xiriira horumarka, dhismaha riigagga, iyo nolosha miyiga, fadlan LIKE, SHARE & SUBSCRIBE!
#RiiggaGawlalaale #BiyoQodis #NoloshaMiyiga #Soomaali #Geel #DhaqashadaGeela #Horumar #Deegaanka #DhulkaSoomaaliyeed #XooloDhaqato
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: