Hargeisa; Gaadiidka Dadweynaha
Автор: Jirrab
Загружено: 2025-02-23
Просмотров: 331
Sida uu u Shaqeeyo Gaadiidka Dadweynaha ee Hargeysa (2025)
Ku soo dhowaada vlog-gan cusub! Maanta waxaan soo bandhigayaa (sida uu u shaqeeyo gaadiidka dadweynaha ee Hargeysa sanadkan 2025). Fiidiyowgan waxaan ku falanqeynayaa noocyada kala duwan ee gaadiidka la heli karo, oo ay ka mid yihiin:
✅ Basaska waa weyn – Waxay isticmaalaan Naafto, waxayna qaadi karaan (29 rakaab)
✅ Bas caasiga – Waxay isticmaalaan Naafto, Waxay qaadi karaan (15 rakaab)
✅ Takasida-yaryar – Waxay qaadi karaan *5 rakaab*
Waxaan ku tusayaa *halka aad ka heli karto, qiimaha lagu raaco, iyo sida ay u shaqeeyaan*. Haddii aad tahay qof degan Hargeysa ama marti ku ah magaalada, fiidiyowgan wuxuu ku siinayaa hagaha dhamaystiran ee gaadiidka dadweynaha.
🔔 *Ha iloobin inaad like saarto, faallo ka dhiibato, oo aad subscribe gareyso!* Faallooyinka noogu reeb haddii aad horay u raacday gaadiidka dadweynaha ee Hargeysa.
#Hargeysa #GaadiidkaDadweynaha #TravelVlog #Hargeysa2025
---
/ @jirrab9010
https://www.facebook.com/profile.php?...
https://www.tiktok.com/@jirrab?is_fro...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: