Führerschein | Sida ugu fudud ee loo barto Theorie ga. | Qaliiji.
Автор: Qaliiji
Загружено: 2021-02-06
Просмотров: 5034
Asxaab badan aya dhawrjeer isoo weesay sida ugu fudud ee loo barankaro Theorie ga führerscheinka. Waxaan halkaan kuso diyariyay Video aan kusharxaayo sida ugu fudud ee kubaran karto Sualaha imtaxaanka Gaari wadista.
Dhamaan cashirada Theoriega oo dhameestiran waxaa kadawan kartaa qeebta hoosa.
• Führerschein
Ha illawin Subscribe ka bilashka ah.
https://www.youtube.com/channel/UCNYI...
Nagala soco Facebook:
/ qaliijicade
Instagtam:
https://www.instagram.com/
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: