Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

Tijaabi codkaaga Cabdala Y Hanuuniye heestii shinbiryahoow dabaylaha

Автор: Wiil magaalo channel

Загружено: 2023-10-01

Просмотров: 4486

Описание:

#subscribe #share #like #comment #sida

shinbiryawood dabaylaha
daruuraha dhex marayaa
daa inkii ku uumaa
orada kuugu dawgalay
ana inaan nin dilan ahay
dakharadii jacal qaba
deerkaama saarnoo
dushaydaad waad ka aragtaa
shinbiryahoow dunidda idil
meeshii aad doontaba
adigaa uduuloo
damaashaad kuwada mara
dal fogoo aanan gaadhay
dag dag adaa ku tagi kara
adaan daalin socodoo
waligaa dekaaminee
abidkaa ha igu didin
ku dagaali maayee
waxbaan kuu dirsanayaa
war qadam daboolane
dusha sawirku kaga yaal
dawadii qalbiga
dag dag iiga gaadhsii
waanadu madeeqdoo
dadkiibay caloobeen dhe
duco iyo quraanbay
wadaadadii ku daaleendhe
aduu kugu danseegoo
dumarkaleba inankii
qalbigiisu diidyoo
caashaqiina muudayn dheh
adoo imika duuloo
daadihiya mooyee
dawo kalena loowaadhe
adna doqon la caashaqay
deeqaay hanoqonoo
usoo dabac dhe inankii

Tijaabi codkaaga Cabdala Y Hanuuniye heestii shinbiryahoow dabaylaha

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

Heestii Shimbir iyo Fanaankii Cabdalla  Yuusuf hanuuniye

Heestii Shimbir iyo Fanaankii Cabdalla Yuusuf hanuuniye

Tijaabi codkaaga ahmed mooge lyrics heestii #toyasha daa dii please 🙏 1000 #subscribe #like #share

Tijaabi codkaaga ahmed mooge lyrics heestii #toyasha daa dii please 🙏 1000 #subscribe #like #share

АФРИКАЛЫК КОНОКТОР БИЗ ТУУГАН ЭЛБИЗ//ТЫНАР,БОРОНЧУ,НУРХАТ

АФРИКАЛЫК КОНОКТОР БИЗ ТУУГАН ЭЛБИЗ//ТЫНАР,БОРОНЧУ,НУРХАТ

Farsakaagii Laga Badi

Farsakaagii Laga Badi

Мухаммед Али против Ивана Драго! Этот Бой не Забыть...

Мухаммед Али против Ивана Драго! Этот Бой не Забыть...

TIJAABI CODKAAGA HEESTII CEELBUUR LYRICS

TIJAABI CODKAAGA HEESTII CEELBUUR LYRICS

Maxamed Saleebaan Tubeec |Deeqa

Maxamed Saleebaan Tubeec |Deeqa

Tijaabi codkaaga heesta digfeer Ma geel baa kuugu dhalay lyrics fadlan #subscribe #like #share com

Tijaabi codkaaga heesta digfeer Ma geel baa kuugu dhalay lyrics fadlan #subscribe #like #share com

Tijaabi codkaaga heesti Jaceylkeena ka wayn cabdala yuusuf hanuuniye please #subscribe #share #comme

Tijaabi codkaaga heesti Jaceylkeena ka wayn cabdala yuusuf hanuuniye please #subscribe #share #comme

Xasan Aadan Samatar iyo Saado Cali Warsame Heestii _ Darmaan _ Hees Qaraami Xul ah With Lyrics

Xasan Aadan Samatar iyo Saado Cali Warsame Heestii _ Darmaan _ Hees Qaraami Xul ah With Lyrics

Tijaabi codkaaga digfeer heestii hada iyo habeenkii

Tijaabi codkaaga digfeer heestii hada iyo habeenkii

TIJAABI CODKAAGA HEESTIII} GAR EEXO ADOON ..CUMAR DHUULE

TIJAABI CODKAAGA HEESTIII} GAR EEXO ADOON ..CUMAR DHUULE

Tijaabi codkaga heesti|| Shey Mire Dacar|| iley dumar xis malaha

Tijaabi codkaga heesti|| Shey Mire Dacar|| iley dumar xis malaha

HEES | Hillaac Baxay Lamoodyeey | Cabdi Tahliil Warsame | Original | Lyrics

HEES | Hillaac Baxay Lamoodyeey | Cabdi Tahliil Warsame | Original | Lyrics

Tijaabi codkaaga ahmed mooge toya shadaa dii toban jirkeygii. subscribe like comments

Tijaabi codkaaga ahmed mooge toya shadaa dii toban jirkeygii. subscribe like comments

TIJAABI CODKAAGA LAFOOLE HADUU TAARKI SOO DHACAY.@Yassine.boderb

TIJAABI CODKAAGA LAFOOLE HADUU TAARKI SOO [email protected]

KHADRA DAAHIR CIGE HEESTI WAYSKA XAAL ADUUN MMC QAWL

KHADRA DAAHIR CIGE HEESTI WAYSKA XAAL ADUUN MMC QAWL

Tijaabi Codkaaga heesti waxdhintaad ka samirtaa kaban Filfil

Tijaabi Codkaaga heesti waxdhintaad ka samirtaa kaban Filfil

hees qaraami iyo codkii sahra ilays

hees qaraami iyo codkii sahra ilays

Tijaabi codkaaga heestii qoraxeey jaango

Tijaabi codkaaga heestii qoraxeey jaango

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]