WAA MAXAY LINKED LIST ? | DS & ALGORITHM AF-SOMALI | PYTHON IYO C++ | #22
Автор: SOM IT TUTORIALS
Загружено: 2025-01-06
Просмотров: 260
#datastructuresAfsomali #algorithmsAfsomali #programmingAfsomali #somittutorials
LINKED LIST waa mid ka mid ah qaab-dhismeedyada xogta aasaasiga ah ee cilmiga kumbuyuutarka. Fiidiyowgan, waxaad ku baran doontaa:
1) Waa maxay linked list, maxaase muhiim ka dhigay?
2) Astaamaha muhiimka ah ee gaarka u ah linked lists.
3) Noocyada kala duwan ee linked lists: singly, doubly, iyo circular.
4) Qaab-dhismeedka gudaha ee linked list.
5) Operations-ka lagu sameeyo linked list
6) Goormee la'isticmaalaa linked list ?
Cashirkan waxa uu ku haboon yahay qof kasto oo sameeynaya INTERVIEW ee DATA STRUCTURES ama xiiseynaya barashada ALGORITHMS.
Fadlan subscribe saaro channelka si aad ula socotid casharada aan soo gelino,una sii share garee asxaabtaada si ey uga faa'iideestaan.
DS & Algorithms source codes link:
https://github.com/som-IT/DS-Algorith...
Key Points
0:00 - 4:44 - waa maxay linked list
4:46-6:03 - key features of linked list
6:17-8:52 - Types of linked list singly, doubly, circular
8:54-10:19 - Structure of linked list
10:20-11:40 - Common Operations of Linked list
11:41 - When to use linked list?
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: