Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

Sida Loo Jahwareeriyo Maskaxda Dadka Kale (Wax-is-dabamarin Nafsiyeed)

Автор: Salmaan Maadow

Загружено: 2025-09-12

Просмотров: 28738

Описание:

Fadhigaani waxa uu iftiiminayaa farsamooyinka iyo xeeladaha ay dadku isticmaalaan si ay ugu ciyaaraan nafsiyaadka dadka kale, ama ay u jahwareeriyaan maskaxda. Waxaa kale oo aad baran doontaa sida loo garto calaamadaha “wax-is-dabamarin nafsiyeed” (gaslighting) iyo sida aad isaga difaaci karto.

👉 Waxa aan ka hadli doonnaa:
Calaamadaha lagu fahmo in qof maskaxdaada kugu ciyaarayo
Tusaalooyin nolosha dhabta ah
Talooyin kaa caawinaya inaad ka baxdo ciyaartaas nafsiyeed

⚠️ Digniin: Muuqaalkan waxa uu ujeedkiisu yahay wacyigelin iyo waxbarasho oo keliya, mana dhiirrigelinayo in qofku u isticmaalo xeeladahaan si uu dadka kale u dhaawaco.

💬 Ha ilaawin inaad faallo ka tagto: Ma ku aragtay qof isku dayay inuu maskaxdaada jahwareeriyo? Sidee ayaad ula tacaashay?


⭕️ Tusmada Fadhiga:
00:00 Hordhac
01:31 Yaan Ahay?
01:58 Qeexid
02:57 Tusaale Nolasha
04:17 Hababka/ Xeeladaha
04:36 Habka 1aad
05:06 Habka 2aad
05:55 Habka 3aad
06:17 Habka 4aad
06:32 Habka 5aad
06:59 Habka 6aad
07:42 Habka 7aad
08:25 Habka 8aad
09:08 Habka 9aad
09:48 Habka 10aad
10:22 Habka 11aad
10:53 Habka 12aad
11:27 Isdifaacida ama ka hortaga
12:55 Gabgabdii
13:45 Iswaydiinta Fadhiga


--------------------------------------
Waa ku mahadsantahay La socodkaadi.
sidoo kale waxaa igala socon kartaa

🎯 Safxadayda Afoogy: https://afoogy.com/members/salmaan-ma...
📚 Koorsooyinka Afoogy: https://afoogy.com/afoogy-courses/

Accoutiyadeeda baraha bulshaada

🟢 salmaan.maadow@hotmail.com
🔵   / salmaanmaadow  
🟤 https://telegram.me/salmaanmaadow
🟠   / salmaan.maadow  
🟣   / salmaan.maadow  
🟡 https://www.behance.net/salmaan_maadow

--------------

Hormari Naftaada (Improve yourself.
):    • Hormari Naftaada  
Caado (Habit) :    • Caado  
Lacagta(Money):    • Lacagta  
Xirfad (Skill) :    • Xirfad | Skill  
Barha Bulshada (Social Media):    • Social Media  
Dib u dhigida (Procrastination):    • Dib u Dhigidda  
Waxbarash (Education):    • Waxbarasho  
Qorshayn (Plan):    • Qorshayn  
Waqtiga (TIme)    • Waqtiga  
Joogtaynta (Consistency):    • Joogtayn | consistency  
Diirad saarid (Focus):    • Diirad saarid (Focus)  
Afoogy Platform:    • Afoogy  
Go’aan Qaadasho(Decision Making) :    • Go'aan Qaadasho  
Hurdo (Sleep) :    • Hurdo  
Kulamo & Waraysiyo:    • Kulamo & Waraysiyo  
Dugsiga Sare (High School) :    • Dugsiga Sare  
Isku diyaarinta Imtixaanka (Exams):    • Isku diyaarinta Imtixaanka  
Ramadaan :    • Ramadaan  
Dib u eegis buug (Book Review) :    • Books  
Dhibaatada Mobilka:    • Dhibaatada Mobilka  
Mobile Apps:    • Mobile Apps  
Su’aalo & Jawaabo:    • Su'aalo & Jawaabo  
Vlogs:    • Vlogs  

Mahadsanidiin 🥰

Sida Loo Jahwareeriyo Maskaxda Dadka Kale (Wax-is-dabamarin Nafsiyeed)

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

Ku baro Xirfad mudo Gaaban 🏆

Ku baro Xirfad mudo Gaaban 🏆

"Maxaad la cabsan" ustaad cumar inshaar | muftaxi podcast maxaad la cabsataa ? Why are you fear?

Жизнь ПРОРОКА / Рождение и Сорок Лет Жизни МУХАММАДА (С.А.В.), До Начала Пророчества

Жизнь ПРОРОКА / Рождение и Сорок Лет Жизни МУХАММАДА (С.А.В.), До Начала Пророчества

Fadlan Cidna Ha u‐sheegin Sirtan ( 2026 )

Fadlan Cidna Ha u‐sheegin Sirtan ( 2026 )

kalsoonida Nafta iyo waxyaabaha hoos udhiga || Prof Ismail Nour

kalsoonida Nafta iyo waxyaabaha hoos udhiga || Prof Ismail Nour

Sida Loo Maamulo Dadka Iyaga Oo Mooda In Ay Si Xor Ah U Dhaqmayaan...!

Sida Loo Maamulo Dadka Iyaga Oo Mooda In Ay Si Xor Ah U Dhaqmayaan...!

Buugga İma Dhaawici Kartid - Can't Hurt Me - Qaybta 1aad

Buugga İma Dhaawici Kartid - Can't Hurt Me - Qaybta 1aad

Waa maxay Rajo ? Mowduuc muhiim ah baro rajadu waxay tahay

Waa maxay Rajo ? Mowduuc muhiim ah baro rajadu waxay tahay

Badal Jihada Nolashaadi ☘️

Badal Jihada Nolashaadi ☘️

Noqo Qof Aan La Heli Karin  ‘Shaqsiyad Awood Badan  Iyo Nolol Qurxoon’ | Buugga (القطعة النادرة)

Noqo Qof Aan La Heli Karin ‘Shaqsiyad Awood Badan Iyo Nolol Qurxoon’ | Buugga (القطعة النادرة)

Ha is dhibin, si caqliyeesan wax u baro! 🥰

Ha is dhibin, si caqliyeesan wax u baro! 🥰

Noloshaada u Maaree sida Jawaasiista ! Buug Cusub oo Cajiib ah .

Noloshaada u Maaree sida Jawaasiista ! Buug Cusub oo Cajiib ah .

"CIDNA KUMA TAQAAN" ustaad omar inshaar podcast channel @muftaxi podcast

Maxad caajiska ugu jirta ||  maxad wax uu qabsan la,dahay waa tan sirtu...

Maxad caajiska ugu jirta || maxad wax uu qabsan la,dahay waa tan sirtu...

7 Way Kaaga Dhamaataye Ha Isku Sii Dhejin EP 11

7 Way Kaaga Dhamaataye Ha Isku Sii Dhejin EP 11

Maalgashi Kuugu Faa’iido Badan?

Maalgashi Kuugu Faa’iido Badan?

sidee dib ugu dhisay maskaxdayda  ?

sidee dib ugu dhisay maskaxdayda ?

RUSS DEPUTATI VALUYEV MARKAZIY OSIYONI BOSIB OLISHGA DA’VAD QILDI.

RUSS DEPUTATI VALUYEV MARKAZIY OSIYONI BOSIB OLISHGA DA’VAD QILDI.

Saykoolojiga Madow | cilmiga nolosha dadka lagu burburiyo.

Saykoolojiga Madow | cilmiga nolosha dadka lagu burburiyo.

ISKU TASHO, ha u fadhin qof kale - Complete Self Reliance  #abdiwahabelmi #somvato

ISKU TASHO, ha u fadhin qof kale - Complete Self Reliance #abdiwahabelmi #somvato

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: infodtube@gmail.com