Taariikh Cusub: Somaliland Oo Guul Caalami Ah Gaadhay”
Автор: jamaal yamani Official
Загружено: 2026-01-21
Просмотров: 19337
WAR CULUS
Somaliland ayaa heshay hanbalyo caalami ah, kadib dhacdo muhiim ah oo indhaha dunida soo jiidatay. Dalal iyo hay’ado caalami ah ayaa muujiyey taageero iyo bogaadin, taas oo si weyn u saamayn karta mustaqbalka siyaasadeed iyo sumcadda Somaliland.
Maxay hanbalyadani ka dhigan tahay?
Yaa diray? Maxaase ka dhalan kara?
Daawo muuqaalka ilaa dhammaadka si aad u hesho xog dhammeystiran iyo falanqayn dhab ah,
kana qayb qaado doodda adigoo comment reebaya.
👉 Subscribe saar channel-ka si aadan u seegin wararka culus iyo falanqaynta siyaasadeed.
#Somaliland #WarCulus #WarDegdeg #Hanbalyo #Siyaasad #GeeskaAfrika #News
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: