Sidee Guduudo Carwo Iyo Gurroon Jire Fanka Soomaalida U Bilaabeen? Barnaamij Xiiso Badan
Автор: Mawlid Ali-dhure
Загружено: 2017-12-10
Просмотров: 13236
Abwaan Yuusuf shaacir ayaa ka sheekeeyay dhacdooyin xiiso leh oo ku saabsan sidii Alle ha u naxariistee Guduudo Carwo iyo Gurroon Jire ku bilaabeen Fanka Soomaalida ee casriga ah. waxa waraysiga qaaday Sahra Ciidle Barmaamijkeeda Cawayska washington
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: