Awooda Robot-ka: Sida Lamoodayo Xaalku Maaha!
Автор: Timocade
Загружено: 2024-12-10
Просмотров: 71
Robot-yada ma awoodaan sida aan u maleyno? Video-gan waxaan kaga hadlayaa xaqiiqooyin xiiso leh oo ku saabsan awoodda dhabta ah ee robot-yada iyo sababta ay u muuqan karaan kuwo cabsi gelinaya. Ma run baa mise been? Ka daawo sharaxaadda dhamaystiran oo ku saabsan sida robot-yada u shaqeeyaan iyo waxa ka jira cabsida laga qabo. Ha iloobin inaad LIKE iyo SUBSCRIBE saarto si aad ula socoto macluumaadka tiknoolajiyadda ugu xiisaha badan!
Waxaa jira koorsooyin aan diyaariyey oo aan wakhti badan galiyey Fadlan booqo Link yadan hoose laga yaabe iney ku qanciyaane👇👇👇👇
✔ My Courses
Video Editing Complete Courses (premier Pro & After effects)👇👇👇👇
https://sheerxirfad.com/profile/timoc...
Graphic Design Courses (Photoshop)👇👇👇👇
https://sheerxirfad.com/profile/timoc...
White baord Animation (Video Scribe)👇👇👇👇
https://sheerxirfad.com/profile/timoc...
✔ Follow Us...
Facebook page
/ timocade2
Tiktok
www.tiktok.com/@timocadaan
My Website
timocade.com
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: