Data Structures Af Soomaali | Fahamka Stack (nidaamka LIFO) #27
Автор: SOM IT TUTORIALS
Загружено: 2025-09-25
Просмотров: 113
#datastructuresAfsomali #algorithmsAfsomali #programmingAfsomali #somittutorials
Casharkan waxaan ku baran doonaa Stack (nidaamka LIFO) oo ka mid ah Data Structures muhiimka ah. Waxaan sharxi doonaa waxa uu yahay, sida uu u shaqeeyo, iyo qaabka loo isticmaalo.
Waxaan sidoo kale ku tusi doonaa barnaamijyo (programs) ku qoran Python iyo C++ si aad ugu aragto ficil ahaan sida Stack loo abuuro iyo sida Push, Pop, Peek, iyo Show ay u shaqeeyaan.
✅ Waxaad baran doontaa:
Waa maxay Stack (LIFO)
qaabka loo isticmaalo
Barnaamijyo fudud oo Python iyo C++ ah
Haddii aad jeceshahay casharada Data Structures ee Af-Soomaali, fadlan LIKE, SHARE & SUBSCRIBE!
Fadlan subscribe saaro channelka si aad ula socotid casharada aan soo gelino,una sii share garee asxaabtaada si ey uga faa'iideestaan.
DS & Algorithms source codes link:
https://github.com/som-IT/DS-Algorith...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: