AABAHEED IYO AYADA AYAA KA SHEEKEEYEY TACADIGII ICE U GEYSTEEN
Автор: Somali Coverage TV
Загружено: 2026-01-21
Просмотров: 1209
Waxaa lagu qabtey shir jaraaid magaalada Minneapolis, waxaa ka soo qeybgaley xubnaha maamulka iyo xildhibaanada magaalada, ayadoo lagu martiqaadey Nasro Axmed oo ah 23 jir iyo qoyskeeda si ay uga sheekeeyaan waxii ku dhacay Nasro oo ay 2 cisho xireen ICE.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: