Waxaa lagu soo bandhigay shirwaynaha dood cilmiyeed lagu falanqeeyey ‘Kaalinta Waxbarashadu ......
Автор: SAHAL CABLE TV
Загружено: 2025-12-03
Просмотров: 33
Waxaa lagu soo bandhigay shirwaynaha dood cilmiyeed lagu falanqeeyey ‘Kaalinta Waxbarashadu ku leedahay Dhismaha Mustaqbalka Bulshada Soomaaliyeed.’ Dooddan waxaa soo agaasintay Hay’adda Cilmibaarista iyo Horumarinta Bariga Afrika (DAD), waxaana martigeliyay qaar ka mid ah jaamacadaha ku yaalla magaalada Boosaaso. Waxaa doodan lagu lafa-guray muhiimadda ay waxbarashadu u leedahay horumarinta bulshada iyo dhismaha jiil hoggaamin kara mustaqbalka Soomaaliya.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: