Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

Hees Baadigoob qaali ladan Official Video - Waagacusub Tv

Автор: kaamilotv

Загружено: 2013-05-27

Просмотров: 73098

Описание:

http://waagacusub.com - hees Baadigoob ,erayada iyo laxanka Dahir Alasow.
Riyadu xalay ila baxdoo
Boramaan u dalxiis tagoo
Bakiyo dila sii maroo
Barwaaqaa gobolka tiil
----
Bulshadu weey caweeynayeen
Calankooda bilicda wacan
Cadaan iyo Baluug buu ahaa
Bil iyo Xidig baa ku tiil
----
Miyaadan ballan aqoon
Bilaahi miyaad ogeen
Halkaad beeybi iiga taal
Mise qalbi waa bugtaa
--
Bukaan baan ahay dartaa
Bil dhamaatay kumaanan maqal
Boqol kaar soo gatoo
Telefoonku iima baxo
----
Berbera ,Sool iyo Sanaag
Hobyaan u baqoolayoo
Naftaan ku bogsii is iri
Beeraha mooskiyo cambaha
-------
Yarkaan u basaasayoow
Baadigoobkaan kuugu jiray
Baafinteeydii kuguma helin
Bidhaansina kuguma arag
---
Miyaadan ballan aqoon
Bilaahi miyaad ogeen
Halkaad beeybi iiga taal
Mise qalbi waa bugtaa
--
Bukaan baan ahay dartaa
Bil dhamaatay kumaanan maqal
Boqol kaar soo gatoo
Telefoonku iima baxo
---
Fanaan: Qaali Ladan
Erayo iyo Laxan
Dahir Abdulle Alasow
Music: Cabdi Xakiin Farayare

Hees Baadigoob qaali ladan Official Video - Waagacusub Tv

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

Джем – Hees Baadigoob qaali ladan Official Video - Waagacusub Tv

Джем – Hees Baadigoob qaali ladan Official Video - Waagacusub Tv

ДУА УТРОМ — НАЧНИ ДЕНЬ С АЛЛАХОМ 🌅🕋

ДУА УТРОМ — НАЧНИ ДЕНЬ С АЛЛАХОМ 🌅🕋

Jooqle iyo Nimca Dareen

Jooqle iyo Nimca Dareen

Qaali ladan ha i riiqin jawaabtii heeskii  ha i raadsan mursal muse yutube ypwDk

Qaali ladan ha i riiqin jawaabtii heeskii ha i raadsan mursal muse yutube ypwDk

Hees Marwo Qaali Ladan Official Video   Waagacusub Tv

Hees Marwo Qaali Ladan Official Video Waagacusub Tv

Jawaabtii Nasteexo - War Hadaadan Tumeyn by Ahmed Zaki 2015 HaatafStudio

Jawaabtii Nasteexo - War Hadaadan Tumeyn by Ahmed Zaki 2015 HaatafStudio

Cilmi Baan Kubari Lahaa - Lyrics

Cilmi Baan Kubari Lahaa - Lyrics

qaali ladan iyo liiban jigjiga hees cusub

qaali ladan iyo liiban jigjiga hees cusub

King Khalid - HADIMO - Official Music Video | HD

King Khalid - HADIMO - Official Music Video | HD

ДЛЯ ПРИТОКА РИЗКА И УДАЧИ! 🤲✨

ДЛЯ ПРИТОКА РИЗКА И УДАЧИ! 🤲✨

GULLED AHMED | HEESTA  QURUXDII SANAAG IYO SOOL ARAGTIDEEDAA | MUSIC VIDEO + LYRICS

GULLED AHMED | HEESTA QURUXDII SANAAG IYO SOOL ARAGTIDEEDAA | MUSIC VIDEO + LYRICS

Fatima Haryan & jelle cade Heestii : Xamdi iyo Xasan 2013

Fatima Haryan & jelle cade Heestii : Xamdi iyo Xasan 2013

Sagal Arts Heestii LOOLI New Video 2011.flv

Sagal Arts Heestii LOOLI New Video 2011.flv

qaali ladan & liibaan jig jiga heestii dhulka hooyo

qaali ladan & liibaan jig jiga heestii dhulka hooyo

Qaali ladan   Somaliwayn

Qaali ladan Somaliwayn

Dalsan....... Qoomaal iyo Canab

Dalsan....... Qoomaal iyo Canab

AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024

AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024

QAALI LADAN HEES CUSUB - KA CAWEE BANNAANADA 2013

QAALI LADAN HEES CUSUB - KA CAWEE BANNAANADA 2013

FARXIYA FISKA IYO FARAAX MURTIILE MUUQAAL CUSUB HEESTA HIBO.

FARXIYA FISKA IYO FARAAX MURTIILE MUUQAAL CUSUB HEESTA HIBO.

Qaali ladan heesti raga 2015

Qaali ladan heesti raga 2015

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]