Wax ka ogow Faytamiin D Qaybta 1aad
Автор: Dr Abdikarim D Hassan
Загружено: 2025-07-25
Просмотров: 1045
Waligaa ma is waydiisay waa maxay Faytamiin D? Ma maqashay in layidhaa faytamiinka cadceeda? Ma is waydiisay sida cadceedu inooga caawiso samaynta faytamiin D ga? Faytamiin D muxuu inoo qabtaa; faa'iido noocee ah ayuu inoo leeyahay? Maxaa dhacaya haddii jidhkaaga faytamiin D gu ku yaraado?
Su'aalahaas iyo qaar badan oo kale ayaynu si cilmiyaysan ugaga jawaabi doonaa afarta cashan ee kani ugu horeeyo ee aynu Faytamiin D kaga hadlayno.
Waxaan kaa codsanayaa in aad SUBSCRIBE garayso Janalka oo aad sii gudbiyo.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: